Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Cheap baclofen online Cialis soft FRUIT for sale, order Cialis Jelly online, purchase zithromax. buy Zoloft. , cheap Zoloft.
Mar kaliya ayaa laga war helay jug iyo jabaqda Hoobiyaha oo ku dhacaya Xaafado ku yaalla Gobolka Shabellaha Hoose iyadoo dadku ay wadnaha farta ku hayaan cabsi awgeed.
Madaafiicda ayaa ku dhaceysa Xaafado ku dhaw Caasimada Gobolka Shabellaha Hoose Ee Marka Cadeey lamana sheegin sababta Madaafiicdaasi ay uridayaan Ciidanka AMISOM.
Fariisinta Askarta AMISOM ku leeyihiin Afaafka laga galo Marka ayaana Hoobiyeyaashu kazoo dhacayaan sida dadka deegaanku sheegeen.
Khasaaro dhimasho iyo dhaawac ayaa Jira oo shacabka ah inkastoo weli aan la ogeyn tiradakhasaaraha ka dhashay Madaafiicdaasi.
Dhinaca kale warar ayaa sheegaya in AMISOM ay hoobiyeyaashaasi uridayaan markii ay heleen xog sheegeysa in Saraakiil Al Shabaab ah ay soo galeen meelo ka mid ah Marka Cadeey iyaguna ay bartilmaameed ka dhigteen meesha Saraakiishaasi lagu sheegay inay kusugan yihiin.
You must be logged in to post a comment Login