Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Amniga Xarumaha Midowga Yurub Oo La Adkeeyay Kadib Hanjabaad Ka Timi Kooxaha ISIS

Xarumaha Midowga Yurub ee ku yaal magaalada Brussels ee dalka Belguim ayaa si weyn loo adkeeyey kadib markii ay soo shaac baxday qorshe kooxda IS (ISIL) dooneyso inay ku weerarto xarumahaasi.

Ciidamada Booliiska Belguim ayaa Sabtidii lasoo dhaafay qabtay labo nin oo asal ahaan kasoo jeeda Turkiga, kuwaasi oo la sheegay inay qorsheenayeen inay weeraraan xarunta Midowga Yurub.

Labadan nin ayaa gurigii ay degenaayeen laga helay hub iyo waxyaabaha Qarxa.

Marcos Sefkovic oo u hadlay Midowga Yurub ayaa sheegay in uu jiro qorshe laga cabsi qabo in kooxda Daacish kusoo weerarto xarunta Midowga Yurub, taasina keentay adkeynta amaanka dhamaan xarumaha Midowga Yurub ee ku yaal Brussels.

Cialis Professional no rx, acquire zithromax.

You must be logged in to post a comment Login