Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Arag: Sawir qosol badan oo muujinaya jahwareerka haysta CCC Sharmaarke

buy tadalafil online, buy Zoloft online.

Muqdisho (Somalimedia.co.uk) – Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa shalay kala diray xukuumaddiisa cusub kadib markii ay taageero ka weysay xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha ayaa waxaa maalmahanba haystay jahwareer siyaasadeed oo dhib badan, waxaana farshaxmiiste Amiin Caamir uu sawir gacmeed qosol badan ka sameysay xaalka wareersan ee uu Cumar Cabdirashiid iminka ku sugan yahay.

Halkan hoose ka arag sawirka.

18_JAN_2015

 

You must be logged in to post a comment Login