Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Arag Sawirro laga soo qaaday Farxaan Xidig oo u xiran S/land

Silvitra tab no rx, buy Zoloft online.

Viagra soft FRUIT buy online, order clomid.

buy Brand Cialis online, purchase lioresal.

Waxa Magaalada Hargeysa ku xiran Fanaanka Caanka ah ee Farxaan Xidig kaas oo ay xireen Ciidamada Booliska ee Maamulka Somaliland, waxana wararku sheegayaan in Xariga fanaankan ay Siyaasad ka dambeyso.

Farxaan Xidig ayaa horey u sheegay in uu u wareegsanayo dhinaca siyaasada uuna doonayo in uu kamid noqdo Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya, waxa uuna horey Fanaankan isugu dayay in uu kamid noqdo Baarkaanka hada waqtigiisa sii dhamaanayo.

Weli ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Somaliland oo la xariira Xariga Fanaankan.

Halkan Hoose ka arag Sawirro laga soo qaaday Fanaankan oo faruuryo qaniinsanaya.

farxan_1

farxan_2

You must be logged in to post a comment Login