Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Arxanlaawayaal Hooyooyin kufsaday (DHACDO XANUUN BADAN)

zoloft no rx, order lioresal. Sida uu sheegay nin ka mid ah Rakaab la socday gaari ay saarnaayeen Haweenkaasi oo marayey duleedka Degmada Buula Burde Gobolka Hiiraan ayaa waxa uu sheegay in lix ka mid ah Haween la socday la kufsaday.
Odayga Goob jooga ahaa ayaa waxa uu sheegay inay kooxo hubeysan ay gaarigii ay la socdeen joojiyeen kadibna baarasho kula dhaqaaqeen wixii ay wateena laga qaatay kadibna ay Falkaasi foosha xun ay sameeyeen Kufsiga ay Hooyooyinkaasi kula kaceen.
Gaariga ayaa kusii jeeday Gobolka G/gaduud waxaana uu ka baxay Hiiraan iyadoo Haweenkii la kufsaday oo dhibaato ka muuqatay loo qaaday Guriceel halkaasi oo cusbitaal ku yaalla hadda lagu daweynayo.

You must be logged in to post a comment Login