Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Askar dishay Saraakiil Al-Shabaab ah oo goordhow la’weeraray

Tastylia online, buy lioresal online.

buy Apcalis SX online Paroxetine for sale, buy clomid. , buy dapoxetine online.

Wararka inaga soo gaaraya  Magaalada Ceel-waaq Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Xalay dagaal kale uu ka dhacay,kaas oo u dhexeeya Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Kooxda Al-shabaab.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Shabaab ay Weerar ku qaadeen Magaalada Ceel-waaq gaar ahaan Fariisin Ciidamada Xoogga Dalka ay leeyihiin.

Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaasi uu Sababay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo Dhaawac oo soo kala gaaray Dhinacyada ku dagaalamay halkaa.

Shalay ayaa waxaa ka dhacay Magaalada Ceel-waaq Dagaal dhimasho iyo Dhaawac Sababay,iyadoo Al-shabaab laga dilay ilaa 6 Dagaalame,halka Ciidamada Dowladda dhankooda uu gaaray khasaaro dhimasho iyo Dhaawac leh.

You must be logged in to post a comment Login