Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Askar ka tirsanaa DFS oo markale lagu Dilay Muqdisho

Waxaa maanta Kooxo hubeysan sida la sheegay ay 2 Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay ku Dileen Isgooyska 4-ta Darjiin ee Magaalada Muqdisho.

Goobjooge ayaa sheegay in Kooxo ku hubeysnaa Bistoolado ay ku toogteen Labadaasi Askari Isgooyska Afarta Jardiin ee Magaalada Muqdisho waxuuna sidoo kale xusay in Kooxahaasi ay baxsadeen.

Dilalkan ayaa ku soo kordhay Magalaada Caasimada ee Muqdisho maalmahan dambe kadib markii Dagaal yahano ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa shaaca ka qaadeen in Weeraro Xoogan ay ka fulin doonaan Muqdisho Bisha Ramadaan.

Sikastaba, Dilalkan ka dhanka Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxuu ka horimaanayaa hadalka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ku aadanaa in Muqdisho uu ka bilaawday Nabad ku Afur.

order Kamagra Jelly online cheap, cheap Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login