Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Askari ka tirsan Taraafikada lagu dilay Muqdisho.

Cali gab oo ah Taliyaha Ciidamada Wadooyinka oo manta lahadlayay Saxaafadda ayaa Waxaa uu sheegay in Askari katirsan Ciidankooda Maanta lagu dilay gudaha magaalada muqdisho ee caasimadda Somaliya.
url-9

“laba wiil oo yar yar islamarkaana wata Bastoolado ayaa Shanxabadood ku dhuftay Askarigaas,waxaana uu ku sugnaa Dukuaan ku yaala Towfiiq:ayuu yiri Cali gab oo manta kawar bixinayay dilka Askarigaas ka tirsan Ciidamada wadooyinka.

Kooxaha dilka fuliyay ayaa Sibad galya ah waxaa ay ugu baxsadeen goobtii ay ku qaarijiyeen Askarigaas,iyadoona goobtaas ay gaareen Ciidamo ka tirsan dowladda oo howlgal ka sameeyay halkaas.

Waa markii ugu horeysay oo dil loo geysto Askari katirsan Ciidamada Taraafikada ee Gobalka Banaadir,waxaana dilkan uu qeyb kayahay dilalka ka dhacaya Muqdisho.

You must be logged in to post a comment Login