Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Askari katirsan AMISOM oo lacag Deen Qaad uu ku cunay lagu yeeshay oo 7 ruux dhaawacay Maanta

doxycycline reviews generic dapoxetine, generic lioresal. , zithromax reviews.

buy Viagra Soft online, order clomid.

Askari ka tirsan Ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ayaa Maanta waxaa uu dhaawacay 7 ruux oo shacab ah kuwaas oo ku sugan Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Qof ka mid ah dadka deegaanka ayaa warqaad u sheegay in Askariga ay ismaandhaafeen haweeney uu qaadka ka iibsan jiray oo lacago deymo ah ku lahayd.

Labadan dhinac oo muran uu u dhexeeyo ayaa Askariga Jabuutiyaanka la sheegay in uu rasaas ooda ka qaaday taas oo sababtay dhaawaca illaa 7 qof.

Intaas kadib ayaa Askariga falkaan geystay waxaa la sheegay in ay kexeeyeen Ciidamada Jabuuti iyo kuwa ammaanka Magaaladaasi Baladweyne  lana geeyay saldhiga Magaaladaasi.

You must be logged in to post a comment Login