Home » Entries posted by admin
Entries posted by admin
Omer Aden Mohamed
Ugaas Xassan Ugaas Khaliif ‘’Colaada gobolka Hiiraan waa mid siyaasad ku lug leh

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif ‘’Colaada gobolka Hiiraan waa mid siyaasad ku lug leh

Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo maanta ka qeyb-gallay kulan lagu soo afjarayay colaad mudo dheerba u dhaxeysa labo beelood oo wadda dega gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in dagaalada iyo colaada soo noq noqtay yihiin kuwo siyaasadeysan. ”Marka la rabo in colaada la huriyo waxaa la adeegsanayaa labo kooxood oo ka kala tirsan labada dhinac, shacabku […]

December 26, 2016 Ciidamo la sheegay iney ka tirsan yihiin dowladda Federaala Soomaaliya ayaa maanta waxa ay degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku dileen Labo qof oo la tilmaamay iney shacab ahaayeen. Wararka qaar waxay sheegayaan in askarta dilka geystay ay halkaasi lacago ka qaadayeen, walow aan la ogeyn illaa hadda sababta ay dadkaasi u […]

Continue reading …

Qaar ka tirsan Xildhibaannada labada aqal  aya sheegeen in ay heleen warqadda casuumaadda, laguna wargeliyay in Taaladada la dhaarin doono. War Saxaafadeed ka soo baxay madasha bishan 25-keeda waxaa uu u qornaa sidan: Munaasabadda dhaarinta xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka MHQ waxay go’aamisay in munaasabadda dhaarinta xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka la qabto maalinta talaadada 27 […]

Continue reading …
Gabdhaha Banaadir iyo Hirshabeelle oo caawa isku arkaya cayaarta kama danbeysta ah ee K/koleyga

      Cayaar adag ayaa caawa lagu wadaa garoonka Mire-Awaare ee magaalada Garoowe isku arkaan kooxaha Banaadir iyo Hirshabeelle lugtii ugu danbeysay tartanka gabdhaha kubada K/koleyga ee maamul gobolleeyda dalka. Labada kooxood ayaa afar dhamaadkii cayaarta ka soo kala adkaaday gabdhaha kubada K/koleyga maamulada Puntland iyo Galmudug. Madaxda xiriirka K/koleyga ayaa sheegay in cayaartan dhici […]

Continue reading …
Xildhibaan ku baaqay in laga hadlo xaquuqda gobolka Banaadir

  Kaddib markii madasha-wadatashiga Qaran ku hishiiyeen in kuraas dheeraad ah lagu kordhiyo aqalka sare oo  aan lagu soo hadal qaadin gobolka Banaadir, ayaa waxaa isa soo taraya siyaasiyiinta arintan ka hor imanaya. Xildhibaan Maxamed Abuukar Islow [Ducaale] oo ka mid ah  mudanyaasha aqalka hoose ee baarlamaanka cusub ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in […]

Continue reading …

Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya. Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada  oo ahaa habeenkii Labaad ee uu ka baxa Goobjoog News waxaa marti ku ahaa Musharrax Maxamed Cali Ameeriko. Musharrax ayaa la weydiinayaa su’aallo dhowe ah oo ku saabsan […]

Continue reading …

Ciidamo ka wada tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa habeenkii xalay ahaa dagaal ku dhexmaray inta u dhaxeysa deegaannada Xawaadley iyo Raqeyle ee Shabellaha Dhexe. Dagaalkan ayaa dhacay abaare 11-kii fiidnimo ee xalay, waxaana la sheegay in halkaasi uu ka dhashay khasaare kala duwan. Wariyaasheenna Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay soo sheegayaan in dagaalkaasi ay ku […]

Continue reading …
XOG: Generaal Gabre oo saldhiganaya Villa Somalia + (Qorshe cusub)

Generaal Gabre oo ah Sarkaal Itoobiya u qaabilsan arimaha Somalia ayaa la sheegayaa inuu saldhig KMG ah ka sameysanayo inta ay socdaan ololaha doorashada Soomaaliya. Ilo ku dhow Xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Generaal uu qeyb ka yahay Mas’uuliyiinta u ololeynaya madaxweynaha waqtigiisa idlaaday ee Xasan Sheikh Maxamuud,waxayna wararka intaasi ku darayaan in Gabre […]

Continue reading …
Al Shabaab oo Degaan muhiim ah kala wareegay Ciidamada Dowladda

Wararka laga helayo magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelada hoose ayaa sheegaya in xoogaga xarakada Al Shabaab ay si nabdoon kula wareegeen deegaan hoostaga magaalada Marka ee xarunta gobolka Sh.Hoose. Degaankan u gacan galay Al Shabaab ayaa lagu magacaabaa Kabtan-Laas waxuu kaabiga ku hayaa Magaalada Marka. Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya ee halkaasi ku sugnaa ayaa isaga […]

Continue reading …

Musharraxiinta kala ah Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo sidoo kale Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dib usoo cusbooneysiiyey ballan Labadooda ka dhaxeysay, kuna saabsaneyd arrimaha doorashada. Lanbada musharrax ayaa ku ballamay haddii midkood uu noqdo Madaxweyne uu kan kale ka dhigo Ra’iisul wasaare si ay shacabka Soomaaliyeed ugu adeegaan, waliba si niyad ah oo aanu qiyaano […]

Continue reading …
Cali Khaliif “Maamulkeenna Kuma Milmi Doono Somaliland”

Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Cali Khaliif Galeyr ayaa sheegay in marnaba aanu maamulkiisa ku milmi doonin maamulka Somaliland oo dhowaan wada hadallo ay kula soo galeen magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Galeyr oo la hadlayey shacab reer Khaatumo ah ayaa tilmaamay in ulajeedkooda ay tahay oo kaliya sidii  iyaga iyo Somaliland u noqon lahaayeen […]

Continue reading …

Wasiirka arimaha dalka Ethiopia, Workneh Gebeyehu , ayaa mar kale ku celiyay in dalkiisa ay ka go’an tahay in uusan wax yeeleynin xuquuqda ay ku leeyihiin dalalka uu maro wabiga aduunka ugu dheer ee Nile, isagoo ku baaqay in la wadaago isticmaalka biyaha wabiga. Wasiirka oo hadalkan ka sheegay shir jaraa’id, ayaa hoosta ka xariiqay […]

Continue reading …

Hogaamiyayaasha Madasha Qaran ayaa isku raacay in 18 kursi oo dheeri ah lagu kordhiyo Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya, hase yeeshee 18-kaas kursi ayaan waxba laga siin gobolka Banaadir. Gobolka Banaadir oo ah gobolka ugu dadka badan Soomaaliya, ayaa ah gobolka kaliya ee aan wax matalaad ah ku lahayn Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya. Xog […]

Continue reading …
DAAWO: Xassan Sheikh oo joojiyay howshii madaxtooyada

Madaxweynaha DF Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in gabi ahaanba ay joojiyeen howlaha cusub isagoo tilmaamay in taas ay ugu danleeyihiin in wax shaki ah uusan imaan. Xasan Sh ayaa yiri “Waxaan dooneynaa in hantida qaranka aan loo isticmaalin ololaha doorashooyinka” Madaxweynaha ayaa hadalkiisa ku daray in sidoo kale ay arintaan ugu danleeyihiin […]

Continue reading …

Madaxweynaha Dawladda Puntand Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo weftigii uu hogaaminayey ee magaalada muqdisho uga qayb gelayey shirka  madasha wadatashiga qaran 24 -25 December 2016 ayaa waxa ay guul weyn ka gaareen xal u helidda Kuraastii muranku ku jirey ee gobolada woqooyi, kuwaas oo ay Puntland   qayb ku lahayd. Madaxweynaha waxaa kala qayb […]

Continue reading …

Wararka caawa naga soo gaarayo magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi caawa uu ka socda howlgal saf balaaran oo ay sameynayaan ciidamada amaanka. Ciidamo hubeysan oo isugu jira Boolis iyo nabad sugid ayaaa lagu arkayaa xaafadaha iyo jidadka waa weyn ee magaalada,kuwaasi oo si feejigan dadka iyo gaadiidka u baaraya. Kooxo […]

Continue reading …
XOG: Shariif Xasan oo go’aan lama filaan ka qaatay musharaxnimadiisa

Shir socday labo maalin oo ka dhacay magaalada Adis-ababa ee dalka itoobiya kana qeyb galeen madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Galmudug,Hirshabelle iyo madax ka socotay dalalka Imaaraadka Carabka iyo wadamo kale ayaa waxaa diirada lagu saaray xaalada Soomaaliya iyo arimaha doorashooyinka hadda socda.   Wararka shirka ka soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif […]

Continue reading …

    Axad,  December, 25, 2016 (HOL) –  Hogamiyayaasha madasha-wada-tashiga Qaran ayaa war-murtiyeed ay ka soo saareen shirkii ugu dheeraa oo ay ku yeesheen magaalada Muqdisho qodobada ku jira waxaa ka mid ah xubno dheeraad ah oo lagu kordhiyay aqalka sare oo markii hore ka koobnaa 54 mudne,  laakiin hadda noqonaya 72 xildhibaan, kaddib markii […]

Continue reading …
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo ka hadlay tirada lagu kordhiyay xubnaha aqalka sare

  Axad, December, 25, 2016 (HOL) – Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in gobolka Banaadir aan marnaba lagu soo darin xubnaha lagu kordhiyay aqalka sare. Duqa Muqdisho oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in wali maqaamka gobolka Banaadir maqan yahay, xili […]

Continue reading …

No Comment

SAWIRO & Cadeyn Cusub: Ganacsato Iyo Maamulka G/Banaadir Oo Isu Baheystay Boobka Dhulkii Terabuunka {Xageey Ku Baxday Lacagta Lagu Iibiyay?} Ganacsato ka beec mushtara boobka hantida qaran iyo mida danta guud oo soo ishaartay dhulkii Terabuunka ayaa maamulka gobolka Banaadir ka iibiyay dhulkaasi oo ku yaal inta u dhaxeysa fagaaraha Terabuunka iyo isbitaalka Digfeer ee […]

Continue reading …
Xildhibaanada Cusub oo go’aamiyay xilliga ay kulmi doonaan & howsha ay qaban doonaan

Barlamaanka cusub ayaa ku dhawaaqay in kulankoodii koobaad ay yeelan doonaan 27 bishan oo ku aadan maalinimada taladaada soo socota ah. Cabdi Kariim Xaaji Cabdi oo ah xoghayaha barlamaankii waqtigiisu dhamaaday ayaa shaaca ka qaaday in kalfadhigii koobaad ee barlamaankii 10-aad ee dalka uu qabsoomi doono todobaadkan. Waxaa uu hadalkiisa ku daray in dhamaan xubnaha […]

Continue reading …
War-murtiyeed ka soo baxay Shirka Madasha iyo Qodobo Xasaasi ah

Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 15 – 24 Disembar 2016-ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari; Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke; Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka, Mudane Maxamed Cumar […]

Continue reading …

Dowladda Soomaaliya ayaa ku hanjabtay iney  dib xayiraad ugu soo rogeyso qaadka laga keeno Kenya ka dib markii xukuumadda Nairobi lagu eedeeyay iney fulin weysay heshiiskii ahaa in diyaaradaha ka taga Soomaaliya si toos ah uga degaan Nairobi. Dowladda Somalia ayaa xayiraadda ka qaatay qaadka bishii September ee sanadkaan ka dib heshiis labo geesood ah […]

Continue reading …
Musharraxiin Badan Oo Tanaasul Sameyn Doona (Yaa Kamid Ah?)

Doorashada madaxweyne ee dalka ayaa la filayaa in dhowaan ay ka dhacdo magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka, waxaana jira musharraxiin loo badinayo iney tanaasul sameeyaan. Mussgarraxiintan ayaa u muuqda kuwo aan heli karin shuruudo adag oo lagu xirey musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya, waxaana musharraxiinta qaar ay yihiin kuwo quus gaarey. Musharraxiinta kala […]

Continue reading …

Dad badan ayaa su’aallo iska weydiinaya sababta ka dambeysay in xubno dheeraad ah lagu daro aqalka sare ee dalka, kadib markii aqalka lagu kordhiyey 18 xubin oo dheeraad ah. Ilo wareedyo aynu ku kalsoonnahay waxay inoo sheegayaan in taasi ay ka dambeysay kadib markii siyaasiyiin u badan Hoggaamiye kooxeed ay iyaguna raboodeen aqalka sare, maadaama […]

Continue reading …
Burburka Diyaaradii Ruushka oo la helay iyo baaritaano kale oo socda

Wasaarada Difaaca ee Dowladda Ruushka aya xaqiijiyay in Diyaarad militari ay uga burburtay Black Sea, daqiiqado un kadib markii ay ka soo duushay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Sochi. Diyaaradan militari ayaa ku sii jeeday Gobolka Latakia ee dalka Syria, sida Sarkaal ka tirsan Wasaarada Difaaca ee Dalkaasi uu sheegay. Burburka Diyaaradan ayaa laga helay Black […]

Continue reading …
Xeer Ilaaliyahii Maxkamadda Ciidamada Puntland oo la dilay

Xeer Ilaaliyahii Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntlabad  C/kariim Xasan Fardhiye ayaa goor-dhow lagu dilay Magaalada Bosaaso ee Xarunta Gobolka Bari. Warku wuxuu intaa ku daray in ragii dilkaasi geystay ay ahaayeen Laba qof, waxaana la sheegay in goobta ay ka baxsadeen, Ciidamada puntlanad ee magaalada boosaaso ayaa la sheegay inay hadda bilaabeen baaris la […]

Continue reading …
Nolosha Askarigii dilay Anis Amir oo Halis ku jirto & Akoonkiisa Facebooka oo hawada laga saaray

Geesiga Booliska ee toogtay ninkii inta badan dalalka Yurub laga doon doonayay ee dadka gaariga ku soo dardarsiiyay magaalada Berlin ee dalka Jarmalka ayaa hada wajahaya Qatar amni oo kaga imaan karta rag jihaadiyiin ah. Warar ka imaanaya dalka Talyaaniga ayaa sheegaya in Luca Scatà, 29, uu hada bilaabay in si iskiis ah isku qariyo,isagoo […]

Continue reading …
Wasiir Xidig oo fadeexad ku soo baxday & Rajo beel ku dhacay Siyaasadiisa

Wasiirow Dowlaha Xukuumadda waqtigeeda idlaaday kana tirsan Xildhibaanada cusub Cabdirashiid Maxamed Xidig ayaa lagu eedeeyay in uu Musuqmaasuq baahsan kula kacay Rashiin Gargaar oo loogu tala galay Shacabka Gobolka Gedo. Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee Jubba Land Axmed Buulle Maxamed  Guddoomiyaha ayaa ayaa sheegay in Wasiir Xidig oo boobay raashiin loogu talagalay dadka masaakiinta ay halakeeyeen […]

Continue reading …
Warar dheeraad ah oo kasoo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay Suuqa Bakaaraha

Wararka aynu ka halayno Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa ku waramaya in Goor dhaw uu halkaa ka dhacay qarax Miino oo sida la sheegay ku qarxay Gaari nooca qooqanta loo yaqaan oo ay wateen Ciidamo ka tirsan Kuwa Dowladda Soomaaliya xilli ay ku sugnaayeen gudaha suuqa bakaaraha gaar ahaan goobta loo yaqaan suuqa Timirta […]

Continue reading …
Page 1 of 442123Next ›Last »