Home » Entries posted by dreamtemp
Entries posted by dreamtemp
Madaxweyne Farmaajo oo tagay taliska ciidanka dagaalka la gali doona Al shabaab.

Madaxweyne Farmaajo oo tagay taliska ciidanka dagaalka la gali doona Al shabaab.

October 21, 2017 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas oo cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ka wadaan diyaar garow iyo ambabax ku aaddan dagaal ka dhan ah argagixisada Al-shabaab. Madaxweynaha ayaa dul istaagay abaabulka ay ku jiraan ciidamadu waxa uuna kula dardaarmay in ay laba […]

Gaas oo sheegay in  ayna DFS ka talin dalka

October 21, 2017 Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland cabdiweli Maxamed Calo Gaas oo maanta gaaray magaalada garoowe ayaa halkaas kula hadlay saxaafadda, wuxuuna ka hadlay dhawr arrin oo xasaasi ah. Cabdiweli Gaas oo saxaafadda kula hadlay   Madaxtooyada  Puntland ayaa ugu horeynta ka hadlay arrimo ku saabsan amniga, Puntland, joogistiisii Boosaaso, War-saxaafadeed kasoo baxay madaxda maamullada iyo […]

Continue reading …
Maamul goboleedyada oo diiday inay Muqdisho yimaadaan & dagaalka Shabaab lala galayo

October 21, 2017 Wasiirada amniga maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa ku gacan seeray kulan amni oo xasaasi ah oo la doonayey in lagu qabto magaalada Muqdisho, kaasi oo la doonayey in lagu dejiyo qorshe dagaal oo ka dhan ah kooxda AlShabaab. Kulanka oo lagu wadey in Ra’isal wasaare Khayre shir gudoomiyo balse qaban qaabadiisa ay iska laheyd xafiiska Qaramada Midoobey ku […]

Continue reading …

October 21, 2017 Madaxweyne Farmaajo ayaa ka cudur daartay fadhigii uu isagu codsaday ee labadda Aqal sababo aan wali la fahmin, xildhibaanadda qaar ayaa soo dhoweeyay go’aanka madaxweynaha waxaana laga bixiyay dhowr fasiraad sababta uu u hakiyay kulanka Maanta waxaana ka mid ah. 1-Buuq laga cabsaday inuu ka dhaco kulanka Baarlamanka markii uu yimaado madaxweynaha […]

Continue reading …
XOG: sababta loo baajiyay Kulankii labada aqal iyo madaaxweyne Farmaajo

October 21, 2017 Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  sheegay in sababaha loogu qasbay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo inuu baajiyo kulankii uu khudbada u jeedin lahaa Labada Gole ay tahay in qorshe cusub ay u dageen madaxtooyada Soomaaliya xildhibaanada labada aqal, qorshahaasi oo la doonayay in gabi ahaanba Albaabada la iskugu dhufto Xarumaha […]

Continue reading …
Continue reading …
Safiirka Marekanka ee Malaysia oo booqatay iskuulka Soomaalida ee ku yaalla Kuala Lumpur

Danjiraha Marekanka u fadhiya dalka Malaysia, Kamala Shirin Lakhdhir ayaa booqashadii ugu horeysay ku tagtay iskuulka Soomaalida (Somali Community School) oo ay wax ku bartaan ku dhawaad 218 ardey oo Soomaali ah. Dugsigan oo waxbarashada aasaasiga ah ee ka billaabata xanaannada carruurta ilaa fasalka sagaalaad ay ardeydu ku qaataan, wuxuu ku yaalla xaafadda ay Soomaalida […]

Continue reading …
Waddada Zoobe oo dib loo furay iyo gadiidka dadweynaha oo maanta isticmaalaya

 Waxaa dib loo furay loona fasaxay in ay isticmalaan dadka iyo gadiidka waddada Zoobe oo 14kii bishan uu ka dhacay qarax galaaftay nolasha dad ku dhaw 400 oo ruux oo Soomaali ah. Gadiidka dadweynaha ee BL -ka  ayaa saakay halkaa maraya waxaana sidoo kale lagu arkayaan dad weyne dib u dhis iyo nadiifin ku wada […]

Continue reading …
Kulankii baarlamaanka ee uu ka qeybgali lahaa madaxweyne Farmaajo oo baaqday

October 21, 2017 Warar soo baxaya ayaa waxay sheegayaan in dib u dhac uu ku yimid kulan maanta oo Sabti ah ay si wadajir ah isugu imaan lahaayeen xildhibaannada Labada aqal ee baarlamaanka, kaasi oo uu dalbaday madaxweyne Farmaajo. Warbaahinta ayaa lagu wargeliyey in dib uu u dhacay kulankaan, iyadoo aan la ogeyn sababta ka […]

Continue reading …
War murtiyeed ka soo baxay maamulgoboleedyada dalka.

War murtiyeed ayaa ka soo baxay Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo ay ku mideysan shanta Madaxweyne dowlad goboleed, waxaana looga hadlay xaalada guud ee dalka iyo qodobo kale. War murtiyeedka oo ka koobnaa 8 qodob ayaa ugu horeyn looga tacsiyadeeyay umadda Soomaaliyed qaraxii ay dadka badan ku dhinteen 14-kii bishii hore, sidoo kale waxaa mahad […]

Continue reading …

October 20, 2017 Xukuumadda Soomaaliya ayaa Caawa shaacisay qasaaraha qaraxii Mudisho ee ka dhacay 14-kii Oktoober Isgoyska Zoobe. War-saxaafadeedka dowladda oo lagu sheegay tirada qasaaraha guud oo ah sida soo socota: Qasaaraha guud: 642 qof Dhimasho 358 qof La waayay: 56 qof Dhaawac dibadda loo qaaday: 122 qof Dhaawaca Gudaha ku haray: 99 qof la […]

Continue reading …
Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

October 20, 2017 Qarax ayaa caawa fiidkii ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaa inta u dhaxeysa Isgoyska Banaadir iyo isbitaalka Digfeer, waxaana qaraxa uu ka dhashay gaari wadada dhinaceeda yaalay. Wararka horudhaca ah ee aan heleyno ayaa sheegaya in gaariga qarxay uu yaalay nawaaxiga Maqaayadda Karmel iyo maqaayad kale oo ka ag dhow. Gaariga qarxay […]

Continue reading …

   Iyadoo ay socdaan xamaasadii iyo ololihii ugu weynaa ee lagu doonayo in meesha looga saaro Xarakada Shabaab ee baneystay dhiigga Muslimiinta Soomaaliyeed ayaa waxaa durba bilowday in deegaano laga qabsado Ururkaas. Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku sugan gobolka Shabeelada Hoose oo maalmihii dambe ku guda jiray abaabul Millatrai ayaa maanta ururka Al-shabaab kala […]

Continue reading …
Dowladda Itoobiya oo deeq dawo ah soo gaarsiisay Soomaaliya

 Diyaarad siday deeq dawo ah oo ka timid dalka Itoobiya ayaa maanta ka soo degtay garoonka diyaaaradaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Wafdiga diyaarada la socday ee Itoobiya ka yimid waxaa soo dhaweeyay mas’uuliyiin ay ka mid aheyd wasiirka caafimaadka dowladda federaalka Soomaaliya Fowsiyo Abiikar Nuur, Xildhibaano, iyo masuuliyiin kale. Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiyo Abiikar […]

Continue reading …
”Wasiirka Caafimaadka oo jilbaha qabsatay oday si wiilkiisa loo badbaadiyo

                                                     DHACDO KA MID AH GURMAD QARAN: ‘Markii qaraxu dhacay Ra’iisal wasaaraha Sooomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa dhowr dowladood la hadlay, una sheegay in gurmad ay u baahan yihiin dadkii […]

Continue reading …
Taliyaha cusub ee ciidamada xoogga dalka oo la kulmay taliska AMISOM

Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya S/Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa la kulmay Taliyaha Ciidamada AMISOM Jen, Cusmaan Nuur Subagle iyo saraakiisha ugu sareysa ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, iyagoo isla soo soo qaaday sida ay lagama maarmaan u tahay in la sii xoojiyo howlgallada ka dhan ah Al-Shabaab. Taliyaha ciidamada xoogga dalka ayaa […]

Continue reading …

Madaxda dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqay in dalka Soomaaliya uu galeyo xaalad dagaal wixii ka dambeeya 21-ka Oktoobar 2017. Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa si hordhac ah u sheegay in madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu isugu yeeray kulan wajir ah oo labada Aqal ee Baarlamaanka ay yeeshaan Sabtida si uu khudbad uga jeediyo, halkaasoo […]

Continue reading …
Halkuu marayaa Gurmadka deg deg ah ee loo sameynayo dhibanayaasha Qaraxii Soobe?

Maxamed Yuusuf Jaamac iyo Sheikh Yuusuf Cali Ceynte oo ka mid ah Guddiga Gurmad Qaran  ee lagu caawinayo dadkii wax ku noqday Qaraxii Maleeshiyaadka Al-Shabaab 14-kii bishan ka geysteen Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho oo marti ku ahaa Kulanka Todobaadka jimcaha ee Radio Muqdsho iyo SNTV ayaa ka warbixiyay halka ay wax marayaan iyo ilaa […]

Continue reading …

Qiso murugo leh

No Comment
Qiso murugo leh

Muxumed Cabdullaahi waxa uu Gaari gacan ay saaranyihiin khudradda iyo Miraha geedaheena la taagnaan jiray Sarta Zoobe Hoosteeda,gaar ahaan Bar Fatxi horteeda, Aad ayayna dadka aagaas ganacsiyada ku leh iyo dad ka intabadan isgoyskaas isticmaalaba ay u yaqaaneen Sidoo kale Iyasbitaalka Dr Dusuqi agtiisana marmar ayuu ku gadi jiray oo agteeda uu ku xaraysn jiray […]

Continue reading …
Waxyeelada qaraxii oo saameysay wariyeyaasha dalka

October 19, 2017 Dhawcyada ay qabaan wariyeyaasha ku waxyeeloobay qarixii 14-kii bishan ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa isugu jira kuwo fudud iyo kuwo culus intaba, kuwaas oo ku jira isbitallada Muqdisho. C/qaadir Maxamed Cabdulle (Okey) oo kamid ah weriyeyaasha VOA oo dhaawac culus kasoo gaaray qaraxan ayaa loo qaaday dalka dibaddiisa gaar […]

Continue reading …
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaadanaya baarlamaanka labada aqal ee Soomaaliya

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinta Sabtida ah uu kulan la qaato xidhibaannada baarlamaanka labada Aqal ee dalka. Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa sheegay in maalinta Sabtida ah madaxweynaha uu kulan la yeelan doono baarlamaanka labada Aqal isaga oo kala hadli doona arrimaha amniga iyo dalka uu gallayo xaalad dagaal. Madaxweyne […]

Continue reading …
Can Somalia Ever Win Against al-Shabab?

Friday October 20, 2017 From the ashes of the country’s deadliest terrorist attack, lasting peace seems a long way off. The scene of an exploded truck bomb in the Somali capital of Mogadishu on Oct. 14. (Mohamed Abdiwahab/AFP/Getty Images) In the battle of wills for Somalia’s future, the terrorist group al-Shabab struck a cruel and […]

Continue reading …

October 20, 2017 Lix maalmood kaddib qarixii lagu halaagsamay ee ka dhacay isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho, waxaa weli socda gurmadka loo fidinayo dhibanayaasha. Waxaa dadkaa ka mid ah, Ciise Xuseen oo laba maalmood ku jiray burburka hoostiisa. “Gaari ayaan saarnaa, qaraxa markuu dhacay wuu iga tuuray gaariga, waxaana ku dhex dhacay holac wadada geesgeeda […]

Continue reading …
Xogtii ugu dambeysay ee gaarigii lagu qarxiyay Soobe, dad loo xiray, dal shisheeye oo ku lug yeeshay & qaabka gaarigu ku yimid..

October 20, 2017 Wargayska lagu magacaabo Firenze Repubblica ee kasoo baxa dalka Talyaaniga ayaa daabacay  warbixin uu kaga faaloonayo qarixii ka dhacay Muqdisho 4 cisho kahor, wargaysku wuu yiri:-  Gaariga ku qarxay Muqdisho waxaa loo malaynayaa in laga dhoofiyay Talyaaniga, 5 qof ayaa loo xiray baaristuna waxay ka socotaa magaalada Florence. Wargaysku wuxuu intaa ku daray:- Garsoorayaal iyo […]

Continue reading …
Daawo: Faarax Macallin oo soo jeediyey qorshe Somalia loogu wareejinayo dal Yurub ah

October 20, 2017 Siyaasiga Faarax Macalin oo horey xil uga soo qabtay dawladda Kenya, Islamarkaana ka hadla Arimaha dalka Soomaaliya ayaa sheegay in Soomaaliya la doonayo in la tirtiro, Wuxuuna soo jeediyey in madaxdu ay heshiis la galaan dal Awood leh. Wuxuu Tusaalle usoo qaatay Dalka Ruushka, Wuxuuna Xusay in hadii lagu wareejiyo uu wax […]

Continue reading …
Wakaaladda SONNA iyo Midowga Wakaaladdaha Wararka dalalka Islaamka oo hishiisyo taariikhi ah kala saxiixday

                                                              Agaasimaha Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, Mudane Cbadullaahi Sh. C/raxmaan Heybe, ayaa maanta Magaaladda Jiddah ee xarunta boqotooyada Sacuudiga hishiis taariikhi ah kula […]

Continue reading …
Dib u dhis lagu bilbaabay laamigii isgoyska Soobe ee qaraxa ku bur buray

Waxaa maanta dib u dhis lagu bilaabay Laamigii Isgoyska Zoobe ee ku bur buray qaraxii cuslaa 14kii bishan halkaa ka dhacay. Laamigii saarnaa bartamaha Isgoyska Zoobe ayaa ku baaba’ay qaraxii weynaa ee halkaas ka dhacay, waxaana goobta uu gaariga ku qarxay ka sameysmay God weyn. Gaadiidka iyo dadweynaha lugeynaya ayaan loo ogoleyn wali in ay […]

Continue reading …

October 19, 2017  Sidii aad ku akhrisateen wararkeenii hore Xildhibaan ka tirsan Maamulka Jubbaland ayaa lagu toogtay gudaha Magaalada Kismaayo. Haddaba waxaa soo baxayo warar kala duwan oo ku aadan qaabka uu u dhacay dilkaas iyo cidda ka dambeyso kadib markii ay baxsadeen dadkii falkaas geystay. Xildhibaan Axmed Ismaaciil Maxamed oo ka mid ah Baarlamaanka […]

Continue reading …

October 19, 2017 Wargeyska Pittsburgh Post-Gazette ee ka soo baxay dalka Maraykanka ayaa qoray Warbixin dheer oo uu kaga hadlay dilalka ka dhaca Somalia iyo Doorka Maraykanka ee Dhismaha Nabadda Somalia. Wargeyska waxa uu qoray in kaalinta Maraykanka ee Somalia tahay mid horumar kooban leh, isla markaana aad u yar yahay miro-dhalkeeda. Maalmo kadib, markii […]

Continue reading …
Meydad hor leh oo laga soo saaray daarta Soobe

October 19, 2017    Ugu yaraan Meydadka 2 ruux ayaa maanta laga soo saaray dhismaha Sarta Zoobe ee Magaalada Muqdisho, kadib Qaraxii Xooganaa ee Sabtidii ka dhacay Isgoyskaasi. Waxaana adag in la’aqoonsado Meydadka la soo saaray, oo ah kuwa gabi ahaan gubtay, iyadoona laga helay Dabaqo ugu sareeya ee dhismaha Daarta Zoobe. Sidoo kale waxaa […]

Continue reading …
Page 1 of 172123Next ›Last »