Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Entries posted by dreamtemp (Page 2)
Stories written by dreamtemp

Daawo wararkii ugu dambeeyay

Daawo wararkii ugu dambeeyay

Shidaalka badda Soomaaliyeed ku jira & qiimihiisa

Daawo trump oo lagu metalay Hitler.

Hees farsamo iyo lacag adag ku baxday.

Askari dilay wiil bajaajle ah oo Madaxtooyada lagu qarinaayo

April 16, 2019 Xayeeysiin Aaba Aweys Maxamed Diinle oo ah Aabaha Wiil Dhalinyaro ahaa kana mid ahaa Darawalada mooto Bajaajka,kaas oo Askari ka tirsan Ciidanka dowladda uu ku dilay Magalada…

Dhageyso warkii habeenimo ee radiyaha

Dhageyso warkii habeenimo ee radiyaha

Daawo warbixinta xildhibaano

Maamul gobolleedka Hirshabeelle oo qaadacay shirka arrimaha gargaarka ee lagu qabtay Muqdisho

Maamul gobolleedka Hirshabeelle oo qaadacay shirka arrimaha gargaarka ee lagu qabtay Muqdisho

Isniin, April, 15, 2019 (HOL) – Maanta oo ay taatiikhdu tahay 15ka bisha Abril, 2019,  waxaa ka soo baxay wasaarada Gargaarka iyo Maaraynta Masiibooyinka ee Dowladda Federaarka ah,War murtiyeed lagu…

Daawo dilaalka askartu u geysato drawalada bajaajka.

Koox hubeysan oo caawa qof Shacab ah Ku dilay Degmada Kaaraan

Koox hubeysan oo caawa qof Shacab ah Ku dilay Degmada Kaaraan

SOMALI NEWS  Apr 15, 2019  0S Muqdisho-Koox hubeysan ayaa Caawa waxaa ay qof Shacab ah Ku dileen degmada Karaan ee gobolka Banaadir. Dilka ayaa waxaa uu si gaar ah kaga…

Liiska Dhalinyaradii xalay lagala baxay guryahooda (Akhriso)

April 15, 2019 Xayeeysiin Liiska magacyada dhallinyaradii xalay lagala baxay guryahooda oo ay MOL heshay. Waxaa habeenkii xalay ahaa guryahooda lagala baxay dhalinyaro ka badan 40 oo ka mid ah…

Video: Odayaasha Muqdisho oo digniin culus u diray madaxda DF “Saddex arrin marna ma aqbalayno”

April 14, 2019 Muqdisho – Qaar kamid ah odayaasha dhaqanka Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee magaalada Muqdisho iyo isku dhacyada ciidamada dowladda ku dhexmaray degmooyinka Shibis iyo Yaaqshiid.…

Dhageyso warki duhurnimo ee radiyaha

Dhageyso warki duhurnimo ee radiyaha

Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta su’aalo weydiinaya mas’uuliyiinta hay’adaha Amniga dalka

Xildhibaanada Golaha shacabka oo maanta su’aalo weydiinaya mas’uuliyiinta hay’adaha Amniga dalka

SOMALI NEWS Apr 14, 2019  0S Muqdisho–Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay dood kulul uga socotaa xaruntada Golaha Shacabka , iyagoona Su’aalo lagu weydiinayo Wasiirada Amniga,…

Somaaliya ma buuxisay sharudihi deyn cafidda?

Somaaliya ma buuxisay sharudihi deyn cafidda?

 Apr 14, 2019  0Share Muqdisho-Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kamid ah Wafdiga Ra’iisul wasaaraha XFS ee magaalada Washington ku sugan ayaa sheegay in Dowladda Federaalka…

Dhageyso warkii habeenimo ee radiyaha

Dhageyso warkii habeenimo ee radiyaha

Dhageyso warki duhurnimo ee radiyaha

Dhageyso warki duhurnimo ee radiyaha

Xagey mareysa xaaladi deyn cafinta Somalia?

Xagey mareysa xaaladi  deyn cafinta Somalia?

April 13, 2019 Washington  – C/raxmaan Ducaale Beyle wasiirka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya oo la hadlayay warbaahinta ayaa ka warbixiyay  shir uu uga qeyb galay magaalada Washington ee dalka Mareykanka.…

Darawalada Gaadiidka dadweynaha oo Muqdisho banaanbax ka dhigay

Darawalada Gaadiidka dadweynaha oo Muqdisho banaanbax ka dhigay

 Apr 13, 2019  0Share Muqdisho-Wadayaasha gaadiidka dadweynaha ee loo yaqaano BL-ka ayaa saakay  ku banaanbaxay Isgeyska Ex koontorool Afgooye ee magaalada Muqdisho. Qaar kamid ah Darawaladaasi oo lasoo xariiray KNN…

Warkii habeenimo ee radiyaha

Uganda Oo Ciidamo Cusub Usoo Dirtay Soomaaliya

Uganda Oo Ciidamo Cusub Usoo Dirtay Soomaaliya

April 12, 2019 Uganda  –War kasoo baxay Taliska Ciidamada difaaca Uganda ee UPDF ayaa lagu xaqiijiyay in 1,800 [Kun iyo sideed boqol] oo askari loo soo diray dalka Soomaaliya,  Arbacadii…

Barakacayaasha ku sugan Kaxda oo laga dayrinaayo xaaladooda

Barakacayaasha ku sugan Kaxda oo laga dayrinaayo xaaladooda

llaa 3 Caruur ah ayaa lagu soo warramayaa in Cudurka Shuban Biyoodka ay ugu Geeriyoodeen Kaam Barakac oo ku yaalla degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir. Ku dhawaad 70 Ruux oo…

Abaar iyo colaad ka jirta dalka Soomaaliya

Abaar iyo colaad ka jirta dalka Soomaaliya

Soomaaliya – Warbixin cusub oo ay soo saartey hay’adda NRC ee laga leeyahay dalka Norway ayaa lagu sheegay in in ka badan 137,000 [boqol iyo sodon iyo todobo kun] oo qof…

Ciidamo ka tirsan Booliska iyo Militariga Soomaaliya oo ku dagaalamay degmada Shibis

S  Apr 12, 2019  0S Muqdisho-Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan militariga iyo booliiska Soomaaliya ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhexeysa Isgoyska maana booliyo iyo Beexaani…

Dhageyso warka habeenimo

Dhageyso warka habeenimo

DFS oo fariin u dirtay Somalida ku nool Suudaan

DFS oo fariin u dirtay Somalida ku nool Suudaan

April 11, 2019134 0Share on FacebookTweet on Twitter Khartuum (SMN) – War qoraal oo ka soo baxay safaaradda Soomaaliya ee Suudaan ayaa fariin culus loogu diray dadka Soomaaliyeed ee ku nool…

Somalia Oo Dib U Soo Ceshatay Xubinnimadii UPU

Somalia Oo Dib U Soo Ceshatay Xubinnimadii UPU

April 11, 2019 Muqdisho  – Soomaaliya ayaa dib u soo ceshatay xubinnimada buuxda ee Midowga Boostada Adduunka (UPU) iyada oo la inaga qaaday xannibaad inaga saarneyd dhinaca boostada. Munaasabad kooban…

Xaaladda dalka Sudan oo cakiran

Xaaladda dalka Sudan oo cakiran

S  Apr 11, 2019  0Share Muqdisho-Cumar Xasan Al-Bashiir Madaxweynaha dalka Sudan ayaa is-casilay kadib ku dhowaad afar bilood oo ay dalkaasi ka socdeen dibad-baxyo waa wayn oo looga soo horjeedo…

Kenya MOI University Investigates Somali Planning Minister over his academic papers

April 11, 2019 Xayeeysiin Kenyan based varsity, MOI University has launched an investigation into the academic papers of a prominent Somali Minister. An official in the registrar office of Moi University has…

Dhageyso warkii subaxnimo ee radio Kulmiye