Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Dhegeyso Axmed Godane oo fariin uu soo direy waxyaaba badana uga hadley, maxaa kamid ah????

buy Kamagra Gold, order clomid. Axmed Cabdi Godane Hogaamiyaha ururka Al-shabaab ee ka dagaalama Soomaaliya ee marka uu shabaabka dhex joogana loogu yeero Abuu Zubeyr ayaa sidii caadadisa aheydba waxaa uu soo direy fariin uu kaga hadlayo arimo badan oo quseya Soomaaliya iyo weliba dalalka deriska ah.

Fariinta Godane oo ku baxeysey Luuqadda Carabiga ayaa waxaa uu sheegey in dhaqaalihii Dalka Kenya ay burburiyeen isla markaana dhalinyaradoodu ay qaraxyo ka fuliyeen gudaha Dalkaasi.

Godane waxaa uu sheegey in Ciidamadda Kenya ay Soomaaliya u soo direy ay ka dhaxashey natiijada ah in Amnigii Dalkeeda oo faraha kabaxey iyo sidoo kale burbur dhaqaale oo ay ka sookaban waayeen kadib weerarkii dhamaadkii sanadii Tagtey ee 2013 ka dhacay Suuqa weyn ee Westgate kaa oo ay Al-shabaab sheegatey Masuuliyadiisa.

Ugu danbeyn Hogaamiyaha Al-shabaab Godane ayaa waxaa uu sheegey in Ciidamadda AMISOM ee Dagaalka kula jira ay u diideen in ay isku gudbaan oo ay sahaydu is dhaafsadaan isagoona ku eedeyey in ay dhibaateyeen shacabka Soomaaliyeed ee abriyadda ah ama aan waxba galabsan

You must be logged in to post a comment Login