Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Axmed Madoobe iyo wiilkiisa

order Female Viagra online cheap, buy zithromax. wiilka-axmed-madoobewiilka-axmed-madoobe

wiilka axmed madoobeSawirkani idiin muuqda waa madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo muwaadhin reer Raaskaanbooni ah oo madaxa ka xanuunsan, wuxuu qabaa in Axmed Madoobe uu aabihiis yahay, waxaadna arki kartaan sida uu isugu duubey.

Ninkani ayaa aad u jecel madaxweyne Axmed Madoobe oo uu oga bartay daryeel gaar ah oo aysan dadka kale ee magaalada u heynin.

Qofkii waxyeela oo magaalada jooga wuxuu ku yiraahdaa “Marka uu aabaheey Axmed Madoobe imaado ayaan idiin sheegi“.

Waa qiso xiiso leh oo dhaqaajisey quluubta dadka reer Raaskaanbooni, markii ay arkeen sida uu u hooyuyuftey madaxweynaha oo isaga dadka oo dhan ay u simanyihiin, si isku mid ahna u ixtiraama.

Maanta markii uu madaxweynaha gaaray Raaskaanbooni ayuu ninkani is heyn waayey farxad, isaga oo kaga hortagay meel fog, iskuna duubey.

You must be logged in to post a comment Login