Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Axmed Madoobe oo go’doomiyay Gaas

sildenafil reviews, purchase zithromax.

Caverta for sale, clomid reviews.

buy Cialis Soft online cheap, order Zoloft.

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda shirka madasha wadatashiga qaran, waxaana looga hadlayaa arrimaha la xiriira doorashooyinka iyo sidoo kale saamiga Muqdisho ay ku leedahay aqalka sare.

Xog aan helnay  waxay sheegayaa in hadda ay madaxa iskula jiraan madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, kadib markii muranka uu ka yimid saamiga Muqdisho.

Axmed Madoobe waxa uu ku qancay in magaalada Muqdisho la siiyo saami la mid ha kuwa gobollada kale ee dalka, balse waxaa arrinkaasi diiday Gaas.

Mas’uul ku sugan halka shirka uu ka socdo ayaa si hoose inoogu sheegay in Axmed Madoobe uu u sheegay Gaas inuu dano kale leeyahay, islamarkaana aanu howshu u wadin si Soomaalinimo.

Dooddii jirtay ayaa cirka isku shareertay, Gaas waa laga codbadiyey inkastoo aan la ogeyn waxa uu shirkan ku dhammaan doono.

Maanta waxaa natiijo kama dambeys ah laga soo saari doonaa shirka madasha Wadatashiga qaran ee dhanka magaalada Muqdisho, maqaamkeeda iyo saamiga ay ku yeelan doonto aqalka sare

You must be logged in to post a comment Login