Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Axmed Madoobe Oo Xildhibaanno Ka Dhigaya Siyaasiyiin Caan Ah

Viagra soft FRUIT without prescription, clomid online.

buy nolvadex, Zoloft withoutprescription buy Extra Super Tadadel, generic Zoloft. .
Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dadaal xooggan waxa u uga jiraa inuu xildhibaanno ka tirsan BFS ka dhigo siyaasiyiin caan ah.

Maadaama saxiixa ugu dambeeya ee xildhibaannada ka imaanaya Jubbaland uu isaga leeyahay ayaa hadda waxa uu olole ballaaran ugu jiraan in xildhibaanno ay noqdaan Hiwlowle Aadan iyo Jeneraal Fartaag oo beesha Mareexaan ah.

Siyaasiyiintan ayaa dhan walbo ka taageeray Axmed Madoobe markii ay xaajadu ku xumeyd, xitaa waxay uga hiiliyeen Barre Aadan Shire Hiiraale, waxa uu isna doonayaa inuu u abaal gudo.

Sidoo kal siyaasiyiin kale ayuu doonayaa inuu kusoo daro xildhibaannada soo aadan, waxaana ulajeedkiisa tahay in uu kala mashquuliyo dhammaan siyaasiyiinta Jubbaland.

You must be logged in to post a comment Login