Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Axmedmadoobe oo sheegay inaysan aqoonsaneen howlaha ay DFS ka wado Gedo.

Axmedmadoobe ayaa war saxaafadeed ka soo saartay falalka sharci darrada ah ee ay dawladda federaalka Soomaaliya ka wado gobolka Gedo.

Sidoo kale Maamulka jubbaland ayaa iska diiday Gudoomiyaha gobolka Gedo ee dhawaan uu Magacaabay Wasiir ku xigeen Jubbaland ka tirsan oo taabacsan dowladda Federaalka ee Soomaaliya.

Jubbaland waxa ay sheegtay in aysan aqoonsaneyn Falalka dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka waddo gobolka Gedo.

Hoos ka akhriso war saxaafadeedkan oo dhammaystira

You must be logged in to post a comment Login