Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Baarlamaanka oo maanta shiraya

Xildhibaannada baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa saakay magaalada Muqdisho ku yeelanaya kulan ay uga hadli doonaan ajandayaal dhor ah oo uu ka mid yahay u codeynta Sharciga Kalluumeysiga Dalka.

Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ah xoghayaha guddiga xeer hoosaadka Baarlamaanka ayaa Radio Muqdisho u sheegay in mudaneyaashu ay warbixin ka dhageysan doonaan guddiga maaliyadda baarlamaanka oo gacanta ku haya xisaab-xirka miisaaniyadd sanadkii 2013-ka.

Sidoo kale mudaneyaasha ayaa dhameystiri doono doodda sharciga hanta-dhowrka guud oo kalfadhigii hore looga dooday si ay go’aan uga gaaraan. Sildalis without prescription, zithromax reviews.

You must be logged in to post a comment Login