Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Md.Omar sheikh Aden oo ku hadlaya magaca bahda warfaafinta Soomaaliyeed aya sheegay in ay soo dhaweynayaan
isbedelka ka dhacay Puntland oo u madax u noqday md.Abdiweli Gaas.
Mudane Omar ayaa ku tilmaamay doorashadaas mid ku dhacday si xor iyo xaq ah, isagoo xusay in doorshadan ay tilmaan u tahay dimuquraadiyadda ka jirta Soomaliya
You must be logged in to post a comment Login