Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Banaanbax looga soo horjeedo Reer Koofur oo Qardho ka dhacay

buy Tadalis SX Soft, dapoxetine reviews.


order Viagra soft FRUIT online cheap, dapoxetine online. Kamagra Gold online, generic Zoloft.

Banaanbax Rabshado wata ayaa Maanta ka dhacay Magaalada Qardho ee Gobolka Bari,kaas oo looga soo horjeedo dadka ka soo jeeda Koofurta Soomaaliya ee halkaa ku sugan.

Dibadbaxa ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen  4 Qof kadib Markii Dadka Dibadbaxa dhigayay ay Dhagxaan iyo Biro ku tuureen Mehrado ay leeyihiin dadka ka soo jeeda Gobolada Koofureed .

Wararka ayaa intaa ku daraya in Banaanbaxayaasha ay boobeen Goobo Ganacsi oo ay leeyihiin Dadka ka soo jeeda Gobolada Koofureed.

Ma jirto wali wax war ah oo ka soo baxay Puntland,iyadoo aan wali si dhab ah loo ogeyn wax keenay la beegsado Dadka Soomaaliyeed ee Gobolada Koofureed daga.

You must be logged in to post a comment Login