Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Barakac Baahsan oo ka Socda Shalaanbood

Sida ay Sheegayaan dad kusugan Deegaanka Shalaanbood ee Gobolka Shabellaha Hoose waxa halkaasi ka socda Barakac Baahsan oo ay Sameynayaan dadkii Deggenaa Shalaanbood.

Mid ka mid ah Ganacsatada Deegaankaasi ayaa sheegay in Xaaladu hadda tahay mid aad Ukacsan oo Shacabkii badankood ay Qaxeen kadib markii ay kusoo badatay weerarada iyo Aano Qabiil oo la isku Ugaarsanayo.

Deegaankaasi ayaa dadkii deggenaa waxay Uga Carareen inaysan Saameyn ku yeelan dagaal udhaxeeya Beelaha Habar Gidir iyo Biyo Maal oo dib uga soo Cusboonaaday deegaano katirsan Gobolka Shabellaha Hoose.
order Tastylia online, generic Zoloft.

You must be logged in to post a comment Login