Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Barre Hiiraale oo Duulaan ku Ah Kismaayo

Ciidamada Uu hogaamiyo Barre Adan Shire (Hiiraale) ayaa wada dhaq dhaqaaqyo ciidan ay ku doonayaan inay duulaan ku qaadaan magaalada Kismaayo oo kol hore laga saaray.

Suhagra buy online, clomid online. Waxa uu sheegay C/rashiid Macalin Gaas oo ah Afhayeenka Ciidamada Uu hogaamiyo Barre Hiiraale inay qorshihii ugu dambeeyey ee Duulaanka ay ku qabsan lahaayeen Kismaayo ay wadaan dhawaana ay war lagu farxo soo saari doonaan.

C/rashiid Macalin Gaas ayaa sheegay in ciidankooda ay udiyaar garoobeen Dib uqabsashada Kismaayo isagoo sheegay inay dhaq dhaqaaqa sameeyaan ay ka dambeysay markii uu qabsoomi waayey Shirkii dib uheshiinta ee Jubba.

Wakaalada Wararka Somalimedia.co.uk
Email : info@somalimedia.co.uk

You must be logged in to post a comment Login