Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Barre Hiiraale: wada hadal nagama dhaxeeyo Axmed Madoobe

Garabka Barre Hiiraale ayaa shaaca ka qaaday in wax wada hadalah aysan kula jiran Xubnaha Maamulka KMG ah ee Juba islamarkaana uu hogaamiyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Wakiilka Barre Hiiraale Cabdi Shire Warsame oo la hadlay Idaacad ku taala Muqdisho ayaa been abuur ku tilmaamay hadalka dhawaan ka soo yeeray Maamulka Juba ee ku aadan wada Xaajoodka Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale.

“Anaga diyaar baan nahay inuu caqliga shaqeeyo oo la iska daayo qoriga caaradiisa, laakiin hada majirto wadahadal aan Axmed Madoobe iyo Kooxdiisa la leenahay”Ayuu yiri Wakiilka Barre Hiiraal

Ugu dambeyn, Barre Hiiraale oo ku sugan Degaanka Goobweyn ee Duleedka Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in halkaasi ay ka soo abaabulayaan Dagaalada ka dhanka ah Maamulka Juba. order zoloft, purchase dapoxetine.

You must be logged in to post a comment Login