Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Beel kali ah oo Soomaaliya ka talisa.

order paroxetine online cheap, cheap dapoxetine.

Ma shaqeynaayo ,mana noqonayo nidaam isu soo dumo Soomali, in Somaliland ay ka Taliso Beel kaliya,in Puntland ay ka Taliso beel kaliya ,in Galmudug ay ka Taliso Beel kaliya ,In Koofur galbeed ay ka Taliso beel kaliya ,in Juba ay ka Taliso beel kaliya iyo in isku darka Hiran iyo Jowhar ay ka Taliso beel kaliya iyo in Muqadisho xaalkeeda laga war weydiiyo beelahaas ka taliyo maamuladaas kor ku xusan oo kaliya.
Cajiib , waa ka darran oo dibi dhal, Somaliya shalay waxay isku dishay in la diiday in beel kaliya ka taliso dalka oo dhan ,haddeer tii tu ka darran ayaa la doortay,waxaa lagu heshiiyay in maamuladi dalka ay qeybsadeen Beelo iyaga lagu tilmaamay Madasha wada tashiga iyo Beeelaha aan ku jirin Madasha wada tashiga in ay iyaga ahaadaan Beelo loo taliyo oo kaliya ,soona doorto Beelaha ka arrimiyo Maamulada Dalka wiilashooda.
Waa cadddaalad darro tii ugu xumeyd oo Soomali soo marto ,mana suurta geli doonto in ay sii shaqeyso dhaqan xumidaan ay Beesha Caalamka iyo dowladaha deriska ay hergelinteeda gadaal kaga daaban yihiin .si hoosana dhegta ugu sheegay Beelahan lagu yiri “idinkaa ah xaniinyihi ummaddan ,u taliya waxaaan idinka ahayn,laakin yeynan jirin idinka waxaad heshiis ku tihiin ilaa aan idinka soo dhax-galno, wixi aad isku khilaaftaan. Cajiib

You must be logged in to post a comment Login