Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Beelaha Warsan-Geli Oo Xingalool Ka Maleegaya Shir Somaliland Ka Dhan Ah, Ciidamo Dul Hoganaya Iyo Puntland Oo Ka Hadashay

Ciidamada Milateriga Somaliland ayaa Habeen hore ku ruqaansaday Jiida bari ee gobolka Sanaag waxanay Ciidamadu Gudaha ugaleen Magaalada Xinglool Oo laga abaabubalyo shir beeleed ka dhan Ah Somaliland isla markaana Ay dabadda ka wadaan Kooxo maamulka Garoowe ka dhisan Ee Puntland U adeegaya.
Beelaha Warsan geli ee deegaankasi ayaa shirkan u Mudeeyay in uu qabsoomo 15- Bishan aynu ku jiro ee Juun waxana ilo xog ogaal Ahi Oodweynenews.Com usheegen in maxsuulkiisu ku qotomo inkiridda qadiyada Somaliland iyo weliba kalsooni buuxda oo beeshaasi Siiso Puntland.
Cabdikariin Cabdulaahi oo kamid ah Baarlamaanka Garoowe oo gudaha Xingalool kula hadlayay Warbaahinta ayaa ka hadlay Ciidamada Somaliland Ee So gaadhay Halkaasi.
‘“Ciidamo aad u hubaysan oo Somaliland ka socda, ayaa subaxnimadii hore (shalay) soo galay magaalada Xiin-galool, waxayna wateen 13 gaadiidka gaashaaman, markii dambena duleedka magaalada ayey saldhig ka samaysteen.” tadalafil withoutprescription, Zoloft withoutprescription.

You must be logged in to post a comment Login