Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Been abuur

Been abuur:Wararka been abuurka ah waxaa ka mid ah warkan hoos ku qoran oo ay qoreen warbaahinta qaarood.
Alshabaab oo heshiis la saxiixatay mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed
March 31, 2013

Heshiis cusub ayay gaareen beesha Gaaljecel & Xarakada alshabaab. Heshiiskaani ay beesha gaaljecel la gashay alshabaab ay ah in beesha ay la garab istaagto dagaalada ka socdo Somaaliya Hub & Dhaqaalo.Ugu danbeyntiine heshiiskaani waxay Alshabaab u soo wakiilatay afhayeenkooda guud Sh Cali Maxamuud Raage(Cali Dheere) kaas oo sheegay in heshiiskaani uu u soo wakiishay hogaamiyaha Alshabaab Axmed Cabdi Godane o ay shabab u yaqaanaan Sh Abuu Zubeur
Halkaan hoose ka daawo warbixintaani oo dhan

Edit This Post

You must be logged in to post a comment Login