Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Beesha caalamka oo tageertay xeerkii madaxweynaha uu soo saaray

generic depakote, generic clomid.

order clomid online cheap, cheap clomid.

Iyadoo saaka madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu soo saaray xeer uu ku laalay doodii baarlamaanka Soomaaliya ay ka lahaayeen doorashada Soomaaliya ee sanadkaan dabayaaqadiisa dhacaysa ayaa waxaa go’aanka madaxweynahataageeray beesha caalamka.

Wadamada Mareykanka,Midawga  Yurub ,Midawga Afrika iyo QM ayaa taageeray go’aanka madaxweynaha Soomaaliya,waxaana ay sheegeen in Soomaaliya doorashadeeda ay tahay mid muhiim ah islamarkaana hor seedi karta hormarka Soomaaliya.

Beesha caalamka ayaa horay u sheegtay in ay ka walwal qabaan in doorashada Soomaaliya ay ka dib dhacdo xilligii loo qorsheyay oo ah bisha August ee sanadkaan.

You must be logged in to post a comment Login