Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Beesha caalamkah oo Hadda Kulan Kula leh MD Xasan Sh+Xiisada Madasha oo…

Warqabadka Wakaalada Warqaad ayaa waxa kusoo dhacay war sheegaya in kulan deg deg ah uu haatan uga socdo Magaalada Muqdisho Madaxweynaha Xilligiisa dhamaaday Xasan Sheekh iyo Xubno ka socda Beesha Caalamka.

Shirka ayaa waxa uu yahay mid aan la ogeyn waxa looga hadlayo maadama ay Albaabada uxiran yihiin oo Xasan Sheekh lagala hadlayo Arimaha Shirka Madasha Ee Fashilmay.

Tadalis SX buy online, dapoxetine without prescription buy Revatio online, dapoxetine reviews. .
Viagra Jelly no rx, zithromax without prescription.

Wafdi Beesha Caalamka ka Socda ayaa la sheegayaa in Xasan Sheekh ay ku cadaadinayaan xal uu ka gaaro khilaafka hareeyey Shirkaasi.

Madaxweynaha Jubbaland ayaa iskaga tagey Muqdisho kadib markii uu waqti lumiska jira shirka madasha uu sheegay inuu u adkeysan waayey Kismaayana lagu soo dhaweyey.

Sidoo kale Cabdiweli Cali Gaas ayaa goor sii horeysay ka baxay Shirka markii ay ucuntami waayey sida wax loo wado.

You must be logged in to post a comment Login