Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Beesha Habargidir oo sameysaneysa Maamul goboleed

Beesha Habargidir ayaa goaansaday in ay sameystaan maamul-gobaleed ka kooban deeganada ay degaan.maamulkaas oo ka koobnaan doona Galmudug,Ximn iyo xeeb iyo Ahlusuna.
Waxaa lagu ballamay in lagu dhiso maamulkaas magaalada Cadaado.

You must be logged in to post a comment Login