Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Beesha Sade & A/Madoobe oo heshiis 10 Qodob ka kooban gaaray (AKHRISO + DAAWO)

acquire sildenafil, acquire clomid.

Heshiis ay wada gaareen siyaasiyiinta Beesha Sade iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) madaxweynaha maamulka Jubba oo in muddo laga shaqeynayay, isla markaana uu ka muuqda tanaasulaad fara badan ayaa maanta ugu danbeyn lagu soo bandhigay kulan ka dhacay magaalada Kismaayo.

Halkan ka daawo Khudbadii Axmed Madoobe

Kulankan oo uu goobjoog ka ahaa Axmed Madoobe, waxaa sidoo kale ku sugnaa xubnihii siyaasiyiinta beesha Sade, waxaaana heshiiska oo ka kooban 10 qodob waxaa ugu muhiimsan:

AKHRI HESHIISKA

heshiis-1

heshiis1

You must be logged in to post a comment Login