Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Boqolaal Kun Dollar Kale oo Bankiga Dhexe Soomaaliya Laga Xaday

celebrex tablets buy, generic Zoloft.

acquire sildenafil, acquire clomid. Baclofen for sale, lioresal reviews.

Warkaan oo maanta soo baxay ayaa sheegaya in Lacag kale laga xaday Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya taasi oo kalsooni daro sii gelineysa Shacabka Soomaaliyeed.

Xatooyadaan ayaa laga sameeyey Qeybta Bankiga Dhexe uu ku leeyahay Dekada Magaalada Muqdisho waxanaa lacagta la xaday ay gaareysaa Labo Boqol Kun Dollar wax kabadan.

Sargaal katirsan Maxkamadaha Soomaaliya ayaa Xaqiijiyey in Lacagtaasi ay maqan tahay isagoo magacaabay Shakhsiyaadka ku lugta leh Lacagtaasi la xaday.

Bil ka hor Agaasimaha Bankiga Dhexe Ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali Ayaa sheegay in La Xaday lacag ka badan Nus Milyan Dollarka Mareykanka ah.

You must be logged in to post a comment Login