Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Caalim oo Wareysi Xasaasi ah kaga hadlay Doorashada

order Cialis Super Active online, generic zithromax.

Extra Super Tadadel online, buy dapoxetine online. Malegra online, order zithromax.
Aqoon-yahan Maxamed Maxamuud Nuur Caalim kana kafaaloda arimaha siyaasada Soomaaliya oo wareysi siiyay Warbaahinta Muqdisho isagoo ku sugan Magaalada Helsinki ee caasimada Filand ayaa dooorashada Soomaliya ee sanadkan ku tilmaamay midii ugu wanaagsaneyd ee soo marta Soomaliya 60-kii kadib madaama dad gaaraya 14,000-kun oo qof ay wax dooranayaan

Caalim ayaa wax laga weydiiyay waxa ay kaga duwanaan karto doorashada sanadkan 4-tii sanadood ee lasoo dhaafay muran siyaasadeedka hareeyay Madaxweynaha iyo inta Ra,isalwasaare afartaas sano Dalka soo maray ee dhinaca wada shaqeyn la,aanta kadhex jirtay sida looga gudbi karo dhaqanka noocaasi ah,wuxuuna Caalin tilamaamay in doorashadan ay leedahy labo gole Xildhibaanada soo baxayana ay ku imaan doonaan si cadaalad ah oo gacan hoosa ah oo ay dadku soo doortaan

Siyaasiga ayaa ugu dambeeyn tibaaxay hadii ay gabdhaha Soomaaliyeed siyaasada kuraas fiican ka helaan inay dhalan karto isbadal siyaasadeed oo u muuqan karto rajo fiican dhinaca dumarka ah hadii ay haweenku awood siyaasadeed yeeshaan waxay taasi sahli kartaa buuyiri in dhalanyarada iyo caruurta ay waxbarasho fiican helaan qoyaska Soomaliyan uu noqdo qoys qurux badan oo hormar gaara

You must be logged in to post a comment Login