Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cabdullaahi Cabdisalan Ashkir (Cabdullaahi Garoon) oo shaaciyay inuu yahay musharax u taagan

Cabdullaahi Cabdisalan Ashkir (Cabdullaahi Garoon) oo shaaciyay inuu yahay musharax u taagan Madaxwaynaha maamulka Gobolada Dhexe ee Galgaduuud iyo Mudug.

buy cardura, cheap Zoloft.

 

Musharaxa u Taagan Madaxwaynaha  STICKER A4 50 XABO copy

Munaasabad lagu soo dhawaynayo Musharax C/laahi C/salaan Ashkir ayaa lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud taasoo ay ka soo qayb galeen musuuliyiin kala duwan waxaana laga xusi karaa gudoomiye ku xigeenka gobolka Galgaduud, Maamulka degmada, iyo xubno ka shocday qaybaha kala duwan ee bulshada.

 

You must be logged in to post a comment Login