Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cabsi hor leh oo soo wajahday DFS

buy Kamagra Jelly, purchase clomid. Wararka ka imaanaya Xarumaha dowlada federaalka ah ee Somalia, ayaa sheegaya in Ciidamada AMISOM amar lagu siiyay inay si aad u baaraan gaadiidka ay wataan wasiirada, Xildhibaanada iyo xubnaha kale ee ka tirsan DF.

Saraakiisha laamaha ammaanka DF iyo AMISOM oo helay xog ku aadan in Maleeshiyada Alshabaab ay ku howlan tahay weeraro ismiidaamin ah oo ay u adeegsan doonto gaadiidka ay wataan madaxda dowlada.

Qorshaha duullaanka cusub ee Alshabaab ay wado ayaa waxa uu shaki buuxa galshay Laamaha ammaanka oo kala garan la’ saaxiibka iyo cadowga, taasi oo keentay in qof kasta laga shakiyo.

Arrintaani ayaa si aad ah looga dareemayaa xarumaha DF Somalia, iyadoona ay arrintaani argagax galisay inta badan madaxda dalka.

Lama Oga sida ay laamaha Ammaanka uga feejignaan doonaan weerarada halista ah oo ay la damacsan tahay Maleeshiyada Alshabaab.

You must be logged in to post a comment Login