Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cabsi xoogan oo ka taagan Magaalada Marka & Warar Sheegaya..

buy Kamagra, buy Zoloft.

Wararka ka imaanaya Magaalada Marka Ee Xarunta Gobolka Sh/Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi laga dareemayo xiisad dagaal iyo abaabul xoogan oo ay wadaan Ciidamada AMISOM ee Kusugan Duleedka Degmadaasi.

Dad Goobjiigayaal ah ayaa waxaa ay soo sheegayaan in Ciidamada AMISOM ay wadaan dhaqdhaqaayo ciidan oo ay ku doonayaan in ay Al Shabaab uga saaraan Magaaladaasi.

Dadka fara ku tiriska ah ee ku sugan Marka ayaa waxaa ay ka baqanayaan in dushooda lagu dul dagaalamo Maadaama Al Shabaabka ku sugan Marka ay aad u hubeysan yihiin.

Ciidamada Abaabulka wada Ee AMISOM ayaa waxaa ay hadda ku suguna yihiin Xaafadda Lagu Magacaabo Xero ayuub oo duleedka dhanka galbeed ka ah Magaalada Marka.

You must be logged in to post a comment Login