Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

CADEYN: Hogaamiya kooxeedyadii Somalia oo dib loo hubeynayo

buy nolvadex online cheap dapoxetine reviews, lioresal reviews. , purchase dapoxetine.

Silfar buy online, acquire zithromax.

Dowladda Mareykanka ayaa mar kale Hubeyneysa Hogaamiye Kooxeedyadii Soomaaliya soo maray,kuwaas oo dib loo Abaabulayo.

Warar laga helay Dowladda Mareykanka ayaa sheegaya in Hadda Howlgalka Dib u hubeynta lagu bilaabi doono Saddex Hogaamiye oo Saameyn leh oo ay ka mid yihiin Gen Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid,Gen Maxamed Saciid Moorgan iyo Col. Barre Aadan Shirre Barre Hiiraale.

Saraakiil ka tirsan Mareykanka ayaa Bishii June Bartamaheeda kula kulmay Saddexda Hogaamiye Magaalada Wajeer ee Dalka Kenya,halkaa oo Mareykanku ku leeyahay Saldhig weyn oo Arrimaha Geeska Afrika uu kala socdo.

Saddexdaan Hogaamiye Kooxeed ayaa loo qorsheeyay in Dagaal ka dhan ah Al-shabaab ay ka bilaabaan Soomaaliya,kuwaas oo Hub iyo Ciidamo intaba ka helaya Dowladda Mareykanka.

Sida ay Soomaaliya uga Howlgalayaan Hogaamiyaashaan .

Barre Aadan Shirre Barre Hiiraale waxaa loo xilsaaray In Al-shabaab uu ka saaro Gobolada Jubbooyinka kadibna uu la wareego Hogaanka Maamulka Jubbaland.

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid Waxaa loo Xilsaaray in Al-shabaab uu ka saaro Galmudug iyo Ahlusunna ka dibna lagu wareejiyo Maamulka Galmudug.

Maxamed Saciid Moorgan waxaa loo xilsaaray inuu Shabaab ka saaro galgala iyo degaanada kale ee Puntland,balse Moorgan wuu diiday inuu Madaxweyne ka noqdo Puntland.

Gen Moorgan ayaa hadda tagay Puntland,halka Barre Hiiraale uu qeyb ka mid ah Howlgalka ka bilaabay Gobolka Gedo sida aan Saraakiil Muhiim ah ka soo xiganay.

You must be logged in to post a comment Login