Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cadyahow ku cunay ama ku ciideeyay

Waxay cadeysteen qaar ka mid ah xildhibaanada Dowladda federalka ah in ay shaqo ka dhigtaan “sameysi waxay ugu magacabeen kutlad oo ah is urursi sida xisbi siyasadeed oo lagu wax yeeleeyo horusocodka dowladda.
Waxaad mooda in la illoobay qaab dhismeedki hayadaha dowladda iyo siddii ay u kala lahayeen shaqada iyo howl maalmoodka.Waxaan ognahay in shaqada Barlamanka ay tahay shaci dejinta oo ayna ahayn hayad fulineed. Sidaas darteed waxa qumman in ay xildhibaanadu iska xilsaaran sidii ay u ansixin lahayeen golaha wasiirada la soo dhiso oo ay iska daayaan dhaqan xumada ah ‘”cadyahow ku cunay ama ku ciideyay”,markay iska dhex wayaan liiska wasirada.
Waxaa kale oo aad u foolxun siyaasadda oo la shaqsiyeeyo(hebel ma rabno,hebelna waan rabna). where can i buy clomid pills, acquire lioresal.

You must be logged in to post a comment Login