Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cajiib maamulka Jubba oo la yimid taariko ka duwan tii ay sharciyeysay DF Soomaaliya (Sawirro)

Iyadoo dhawaan Magaalada Kismaayo laga hirgaliyay sameynt Taarikooyinka gaadiidka ayaa waxaa la soo warinayaa in maamulka Jubbaland uu ka leexday Sharciga iyo midabkii loo dajiyay sameynta Taarikadaasi.

Midabka Taarikada gaadiidka ee Jubbaland ayaa waxa uu midab ahaan ka duwan yahay kan u sharciyeysan DF Somalia, iyadoona ay arrintaasi weli ka hadal Wasaarada Gaadiidka cirka iyo Dhulka ee Dowlada Somalia.

Inta badan Maamulka Jubbaland ayaa aad u Khilaafa shuruucda iyo nidaamka u degsan Xukuumada Somalia, taasi oo inta badan ay dadku ku jahwareersan yihiin inkastoo DF Somalia aysan mar waliba ka hadal.

buy Malegra FXT online, dapoxetine without prescription.

Waxaan si dhab ah loo Ogeyn go’aanka DF ee ku aadan Khilaafka Taarikada gaadiidka oo ay Khilaaftay Jubaland, waxa ayna taasi noqon kartaa mid lagu muujinaayo u dhagnuglaasho la’aanta amarada Dowlada.

taariko4

taariko10

taariko5

You must be logged in to post a comment Login