Cali Guray oo Aflagaado Qabyaaladeed oo Qaawan Kuqaaday Beelaha Habar Yonis, isaga oo Kagubanaya Musuqmaasuqa Baahay ee ay Warbaahintu Kafaafisay Wasiirad Samsam- Somalilandlive.com/ Cali Guray oo hore Xisbiga Uicd uga hayay Xilka Gudoomiye Kuxigeenka 3aad kaas oo u Dhawaan Xilkaas Ka Caydhiyay Faysal Cali Waraabe khilaafka Xisbiga Ucid oo Xoogaystay Awgeed, Cali Guray oo aanay Jirin Wax Xil oo u Hada hayo Balse Sheegta in uu Yahay Gudoomiye kuxigeenka 3aad, ayaa Maanta Aflagaado Qaawan Kuqaaday Beelaha Harbar Yoonis, isaga oo ugu Marmarsoonaya Warbaahinta Beelahaas ayaa Faafissx Fadeexado Musuq Maasuq oo Xadhka goostay ee Wasiirad Samsam Abdi Aden, inanta Reerkayaga Maxaa Kusaliday Hadii ay Wax Cunto Cirroba Sow Macu ayaa Hadalkiisa Kamid ahayd Cali Guray.
Cali Guray ayaa Sidoo kale Guud ahaanba Beelaha – Habar Yoonis Kutilmaamay Kuwo aan Xishood iyo ixtiraam lahayn oo aan Nabad Galinin Biri Magaydada iyo Caar-ka Reeraha kale isaga oo Ulajeeda Wasiirada Musuqa Kucaanbaxaday ee Samsam.
Muuqaalkan uu ka Gabutay Cali Guray oo ay Warbaahinta SomalilandLive Media Heshay- Dhowr Bilood Kahor ayaa Waxa kamida Beero iyo Guryo Waawayn oo ay Wasiiradu Kadhisatay Hantida ummada iyo Lacagaha Gargaarka ah ee Dadka Baahan Caawimada Loosiiyo,
Waxase Xiisaha Gaarka iyo Fadeexada Wayn leh in Beerta Samsam uu Kuyaalo Guri Wayn oo Looqayilaad Tago kaas oo Sida Xogu Tilmaameen Samsam Lafteedu Kuqayisho Waxana Usoo Tumasha taga Badiyaa Masuuliyiinta Xilalka Kahaya Xukuumada Siilaanyo ee ay Saaxiibada Gaarka ah Yihiin Wasaarad SamSam.
Cali Guray oo ay Umuuqato in uu kamidyay Dadka u Tamashalada Taga Beerta iyo Guriga Lagu Raaxayso ee Wasiirad Samsam ayaa Maanta Si sharaf dhac ah uga hadlay Arinaas isaga oo Ceebta iyo Fadeexada Wasiirada Dultaala Siixoogeeya,
Waxa dhanka kale Layaab Leh Markii Xogahan ay Warbaahintu Baadhaysay in ay Gacan Buuxda kahelaysay Xisbiga Ucid ee uu Cali Guray Sheegto in uu Katirsanayay Waxana Warbaahinta Wehelinaysay Masuul Sare oo Katirsan Xisbiga Ucid Marwo Rooda Axmed Yaasin Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee Xisbiga UCID oo qayb Wayn Kaqaadatay Baadhista iyo Dabagalka Musuq Maasuqa Wasiirad Samsam , Balse Cali Guray Taas kama hadal ee Fadeexada Haysatas inaadeertii Samsam Waxa uu kula Galgashay Gudoomiyaha Xisbiga Waddani iyo Beelaha Habar Yoonis-
You must be logged in to post a comment Login