Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cali Khaliif Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

October 6, 2019

Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr oo sheegta inuu yahay Madaxweynaha maamulka Khaatuma  ayaa maanta soo gaaray gudaha magaalada Muqdisho.

Galeyr ayaa u jeedka socdaalkiisa ku sheegtay inuu la xariiro arrimo isaga u gaar ah, wuxuuna tilmaamay inuu joogi doono muddo 10 cisho ah.

Sidoo kale waxa uu Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr ka warbixiyey wadahadallada u socda maamulkiisa iyo Somaliland.

You must be logged in to post a comment Login