Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Cali Maxamed Geedi oo sheegay in kufsiga Haweenka ee ku soo badanayaao dalka Somalia uu yahay mashaariic lagu qaato lacago.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo ka hadlayay barnaamij looga hadlayay xuquuqda aadanaha ayaa soo hadal qaaday arrimaha kufsiga iyo dilalka Wariyayaasha.

Cali Maxamed Geedi waxa uu sheegay in Kufsiga haweenka mashaariic lagu qaato oo lacago, iyadoo loo adeegsanaya dad dhaqaalo doon ah oo doonaya inay inay dilaan qaranimada Soomaaliya.

Ra’iisul wasaarihii hore Soomaaliya Cali Maxamed Geedi ayaa sidoo kale in dilalka Wariyayaasha qaar ay la xiriiraan kufsiga oo loo dilo baahinta wararkaasi, waxaana uu soo jeediyay in arintaasi ay muhiim tahay in baaris rasmi ah lagu sameeyo.

Macadda Wariye loo dilay baahinta war la xiriira kufsi balse waxaa dhawaan arrintaasi Maxkamad loo soo taagay Wariye Cabdi Casiis Koronto

You must be logged in to post a comment Login