Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Carruur oon ugu geeriyootay degmada ….

sildenafil withoutprescription, zithromax without prescription. Carruur oon ugu Geeriyootay Degmada Balan-Balle

Ugu yaraan afar qofood oo ay carruuri ku jiraan ayaa inta la ogyahay oon ugu geeriyootay tuulooyin hoos taga degmada Balanballe ee gobolka Galguduud.

Guddoomiyaha degmada Balanballe Hareeri Xasan Cabdi oo Radio Muqdisho la hadlay ayaa xaqiijiyay geerida dadkaan oo uu sheegay inay waayeen biyo ay cabaan. Sidoo kale wuxuu sheegay in dad kale ay halis ugu jiraan inay geeriyoodaan maadaama ay biyihii ka dhamaadeen Barkadihii degaanka.

Fuustada biyaha ah ayaa ka joogta degmada Balanballe laba boqol iyo labaatan kun oo shilin.

Guddoomiyaha degmada ayaa dowladda dhexe iyo hay’adaha samofalka ugu baaqay inay dadkaas la soo gaaraan gargaar deg deg ah si naftooda loo badbaadiyo.

You must be logged in to post a comment Login