Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Jan 23, 2021 Raage-Ceelle-Wararka aan ka heleyno deegaanka Raage-Ceelle ee gobolka Shabeellada Dhexe oo xalay ay la wareegeen dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM…
Jan 22, 2021 Kismaayo-Wararka ka imaanaya gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal culus uu saacadihii la soo dhaafay deegaano ka tirsan gobolkaasi ku dhexmaray ciidamo ka tirsan…
Jan 22, 2021 In ka badan 24,000 qof oo ajnabi ah ayaa sanadkii 2020 soomaaliya nabad galyo u raadsaday sida ay sheegtay heyada UNHCR . Dadkaas waxay badankood ka…
Jan 22, 2021 Sida ay sheegayaan wararka madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Koofur galbeed, Galmudug, Puntland, Hirshabelle iyo Jubbaland ayaa shir dhinaca taleefanka kaga wadahadlay ismari waaga ka taagan doroashooyinka iyo…
Jan 20, 2021 Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug Md. Axmed M. Fiqi, maamulka degmada Gaalkacyo iyo taliyaasha hey’adaha amniga ayaa galabtay Kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo waalidiin isugu jira hooyooyin iyo…
January 20, 2021 Madaxweynaha maamulka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan kula qaatay hab maqal iyo muuqaal ah wakiilada beesha caalamka u jooga Soomaaliya. Kulankan ayaa waxaa ka…
Jan 20, 2021 War qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga Arrimaha Dibadda golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul ugu hadlay qaylo dhaanta maalmahan ka soo yeeraysa…
Jan 19, 2021 0 Share Kismaayo-KNN-Warbaahinta taageerta Al-Shabaab ayaa maanta baahisay inay saakay barqadii diyaarad Drone ah duqeyn ka fulisay duleedka degmada Jamaame ee gobolka Jubbada Hoose. Warkan waxaa lagu…
Jan 18, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Salaax Axmed Juneyd iyo Danjiraha dalka Switzerland…
January 17, 2021 Shirkii u horreeyay oo la xiriira Dib u eegista ,Qiimeynta iyo Dib u habeynta Qaabdhismeedka Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ee dawladda ayaa maanta ka furmay caasimadda…
January 17, 2021 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo maanta deegaanka Tixsiile lagula eegtay kolonyo uu hoggaaminayey guddoomiya gobolka Shabeelaha Hoose, Cabduqaadir Maxamed Nuur (Siidii),…
Jan 17, 2021 Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu saxiixo dhowr digreeto saacadaha ugu horreeya, marka xilka loo caleema saaro Arbacada soo socota. Sida uu…
Jan 16, 2021 Guddiga Puntland u xilsaartay kasoo talo bixinta qiimo dhaca ku yimid lacagta shilinka Soomaaliga ayaa galabta soo saaray go’aamo wax looga qabanayo dhibaatada ka dhalatay sicirka…
Jan 16, 2021 The British Army has trained its 500th Somali soldier in the essential infantry skills they need to combat armed groups and ensure security and stability in…
Jan 15, 2021 Warbaahinta maxaliga ee Kenya ayaa sheegaya in Kooxda Al-Shabaab ay afduub ahaan u kaxeysteen saddex qof oo la waayay kadib markii gaari bas ah oo ay la…
IT’S A NATIONAL EMERGENCY Stay Home. Protect the NHS. Save Lives Despite months of hard work to bring the virus under control since the pandemic started last year, the new…
Posted by Mohamed Okash 2020 was a year of many things. It was a difficult year for many of us. A year of fears, tears, and tragedies. Heroes walked away, millions…
Jan 11, 2021 Beled-Xaawo–Taliyaha ciidamada dhulka Soomaaliya Maxamed Tahliil Biixi oo ku sugan magaalada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in ay cafis u fidinayaan ciidamada Jubbaland hadii ay isku…
Jan 10, 2021 Kulan aan caadi aheyn ayaa hada waxaa uu ka socdaa Hotel Decale, oo u dhow garoonka diyaaradaha Aadan ee magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeya Madaxweynayaasha Hirshabeele,…
Jan 9, 2021 Muqdisho-Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa sheegay inuu fashilmay dadaalkii uu ka dhex waday Madaxda Puntland iyo Jubbaland iyo kuwa Federaalka ah, isaga oo eedda…