Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Wararka (Page 2)

Somalia and Kenya on the ICJ

Somalia and Kenya on the ICJ

Maxkamadda ICJ oo diiday codsigii Kenya ee dib u dhigista kiiska badda Soomaaliya

Maxkamadda ICJ oo diiday codsigii Kenya ee dib u dhigista kiiska badda Soomaaliya

Feb 13, 2021 Muqdisho-Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee ICJ ayaa diiday codsigii ay dowladda Kenya u gudbisay maxkamadda, kaas oo ay ku dalbatay in dhagaysiga dacwadda labada dal ee…

Rooble oo dalab la xariira shirka 15-ka bishan u diray madaxda D/Goboleedyada

Rooble oo dalab la xariira shirka 15-ka bishan u diray madaxda D/Goboleedyada

 Feb 13, 2021 Muqdisho-Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Idaacada Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu warqad u diray dhamaan madaxda maamul gobaleedyada dalka…

Meydadka afar dhalinyaro ah oo lagu arkay duleedka Muqdisho

Meydadka afar dhalinyaro ah oo lagu arkay duleedka Muqdisho

February 13, 2021     Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhacado cabsi xoogan ku beertay dadka ku dhaqan deegaanka Ceelasha Biyaha ee duledka magaalada Muqdisho, taas oo ka…

Warka radiyaha Kulmiye

 Maxaa kas oo baxay shirka golaha wasiirada Koonfur Galbeed?

 Maxaa kas oo baxay shirka golaha wasiirada Koonfur Galbeed?

February 11, 2021   Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa shir guddoomiyey shirka golaha wasiiradda dowlad goboleedka Koonfur galbeed oo todobaadkan looga hadlay arrimaha amniga,…

DF Soomaaliya oo diiday in markale dib loo dhigo kiiska badda

February 11, 2021   Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe, oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Kenya ay dooneyso in dib loo dhigo kiiska dacwadda…

Wasiir Dubbe oo ka hadlay halis ku soo wajahan dalka & dadka

February 10, 2021 Waxa laga yaabaa in qofka Soomaaliga ah ee noolaa maalintii dhulkiisa sida keygga loogu googoynayey Baarliin ee 1884-kii uu aaminsanaa in masiibo taa ka xoog badani aanay…

Maxkamadda caalamiga ah ee ICJ oo loo doortay hoggaan cusub

Maxkamadda caalamiga ah ee ICJ oo loo doortay hoggaan cusub

February 9, 2021   Joan E. Donoghue oo ka soo jeeda dalka Mareykanka ayaa  loo doortay madaxweynaha cusub ee Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka (ICJ) waxay bedelaysaa Cabdulqawi Axmed Yuusuf…

warka radiyaha Kulmiye

Madaxweynaha JF oo markale shirweyne isugu yeeray madax goboleedyada

Madaxweynaha JF oo markale shirweyne isugu yeeray madax goboleedyada

February 9, 2021 Madaxweynah JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir ku saabsan arrimaha doorashooyinka isugu yeeray Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Shirkan oo ka furmaya 15ka bishan Febaraayo…

Mareykanka oo qoraal kasoo saaray is-mari waaga doorashada Soomaaliya

 Feb 8, 2021 Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday madaxweyne Farmaajo iyo hoggaanka qaranka Soomaaliya inay deg deg u xaliyaan is-mari waaga siyaasadeed ee ka taagan doorashada Soomaaliya, oo ay sheegtay…

Warka radiyaha Kulmiye

Mowqifka xildhiban Zakariye

Warka radiyaha Kulmiye

XF Soomaaliya oo war kasoo saartay shirkii Dhuusamareeb 4

XF Soomaaliya oo war kasoo saartay shirkii Dhuusamareeb 4

February 6, 2021     Shirkii madaxda Dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo muddo 5 maalmood ah ka socday Magaalada Samareeb ee caasimadda Galmudug ayaa caawa la soo gebegebeeyey. Arimaha…

MW Farmaajo oo maanta khudbad u jeedinayo labada aqal ee baarlamanada.

MW Farmaajo oo maanta khudbad u jeedinayo labada aqal ee baarlamanada.

February 6, 2021   Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane; Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, ka dib markii uu ka qeyb galay shirkii wada…

Warka radiyaha Kulmiye

warka radiyaha Shabelle

Kulankii baarlamaanka ee uu iclaamiyay madaxweyne Farmaajo oo Sabtida laga dhigayo.

Kulankii baarlamaanka ee uu iclaamiyay madaxweyne Farmaajo oo Sabtida laga dhigayo.

 Feb 5, 2021 Waxaa dib u dhac ku yimid shirkii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu Iclaamiyay ee 5-ta bisha oo ku beegan maanta , kaas oo ay isugu imaan…

DFS oo sheegtay in jab xoogan la gaarsiiyay Al-Shabaabkii weeraray Dhuusamareeb

DFS oo sheegtay in jab xoogan la gaarsiiyay Al-Shabaabkii weeraray Dhuusamareeb

 Feb 5, 2021 Ciidamada xoogga dalka ayaa soo bandhigay hub iyo gaadiid ay ka soo ufrteen Al-Shabaab iyo xubno ay ku dileen,kadib dagaal ka dhacay duleedka Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta…

Shirka Dhuusamareeb oo qoddobkii ugu horeyay isfaham laga gaaray

Shirka Dhuusamareeb oo qoddobkii ugu horeyay isfaham laga gaaray

  Khamiis, Feberaayo, 04, 2021 – Iyaddoo maalinkii labaad uu galay shirka wadatashiga dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa lasoo sheegaya in isku soo dhawaasho laga…

The pressure president M.A.Farmajo faces

The pressure president M.A.Farmajo faces

Thursday February 4, 2021 DHUSAMAREB  – President Mohamed Farmaajo has bowed to pressure to disband the federal elections team and withdraw from the appointment of elections team for Somaliland in…

Mucaaradka oo sheegay in aysan aqbali doonin go’aanada shirka Dhusamareb

Mucaaradka oo sheegay in aysan aqbali doonin go’aanada shirka Dhusamareb

 Feb 4, 2021 War Qoraal oo ka soo baxay musharixiinta mucaaradka ayaa waxaa madaxda ku shirsan magaalada Dhuusamaeeb looga baaqay in shirka uu noqdo Mid Loo dhan yahay si loo…

Xaalad adag oo u sababay Ayaxa ku degay dhowr gobol.

Xaalad adag oo u sababay Ayaxa ku degay dhowr gobol.

February 4, 2021   Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xaalad deg deg ah oo ku saabsan Ayaxa lama-degaanka ee ku dagay Koonfurta Soomaaliya oo dhibaato…

DFS oo sheegtay in ay gacanta ku soo dhigi doonto Gen Xuud iyo ciidamadiisa.

DFS oo sheegtay in ay gacanta ku soo dhigi doonto Gen Xuud iyo ciidamadiisa.

 Feb 4, 2021 Waxaa haatan degan xaalada magaalada Baledweyne kadib markii  maanta uu halkaasi ka dhacay dagaal u dhexeeyay ciidamada dowladda Soomaaliya iyo maleeshiyaad uu hoggaamiyo Gen Xuud. Taliyaha ku…

Xaaladda bini’aadanimo ee gobolka Tigrey oo laga deyriyay

Xaaladda bini’aadanimo ee gobolka Tigrey oo laga deyriyay

  Feb 3, 2021 Xisbiyada mucaaradka dalka Itoobiya ayaa ka digaya masiibooyin bini’aadanimo oo ka dhaca gobolka Tigreega ee waqooyiga dalkaas halkaasoo la sheegay inuu aad u yaryahay gargaarka bini’aadanimo ee…

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dhaliil usoo jeediyay madaxweyne Farmaajo

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo dhaliil usoo jeediyay madaxweyne Farmaajo

 Feb 3, 2021 Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay madaxweyne Farmaajo in uusan qaddarin waajibaadka dastuurka uu siiyay Aqalka Sare. “Aqalka Sare ee…

DF oo ka hadashay dib u dhaca ku yimid shirka Dhuusamareeb

DF oo ka hadashay dib u dhaca ku yimid shirka Dhuusamareeb

February 3, 2021   Dib u dhac ayaa ku yimid furitaanka shirka wada-tashiga magaalada Dhuusamareeb ee u dhexeeyo dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Cismaan Abuukar Dubbe…

RW Abiy Axmed oo farriin u diray shacabkiisa Itoobiya

RW Abiy Axmed oo farriin u diray shacabkiisa Itoobiya

 Feb 3, 2021   Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ugu baaqay shacabka dalkaas ee ku nool qurbaha inay ka fogaadaan wararka been abuurka ah isla markaana ay ka hortaggaan…