Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Feb 2, 2021 Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellada Hoose ayaa sheegaya in maanta weerer jidgal ah uu ka dhacay inta u dhexeysa degmooyinka Wanlaweyn iyo Afgooye ee gobolkaas. Weerarkaan ayaa…
February 1, 2021 Allaha u naxariistee waxaa maanta qabuuro ku yaalla deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada Muqdisho lagu aasay Fahad Cabdiraxmaan iyo Farxiyo Cali oo ahaa lamaane is…
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay weerarkii lagu qaaday hotel Afrik ee magaalada Muqdisho shalay galinkii dambe. Dr Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Xaaji Aden oo madax ka ah hay’adda gawaarida gurmadka…
Jan 31, 2021 Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir deg deg ah isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir, kaasi oo ka dhacaya magaalada Dhuusamareeb, 1 illaa…
Jan 31, 2021 Warbaahinta Mareykanka ayaa sheegaysa in Trump ay ka kala tageen garyaqaannadii ka difaacayay eedeymaha aqalka sare ee dalkaasi uu u haysto Trump. Garyaqaannadaasi waxaa ka mid…
Jan 31, 2021 Madaxweynaha Dowlada Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ku qaabiley Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo Madax ka socotey Hay’adaha Qaramada Midoobey…
January 31, 2021 Wararka laga helayo gobolka Bakool ayaa sheegaya in markale xalay diyaarado dagaal ay duqeyn xoogan ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolkaasi oo hoostaga K/Galbeed. Duqeynta oo ka…
Muqdisho-Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa qoraal kooban ka soo saaray kulankii shalay madaxtooyada Soomaaliya ku dhex maray madaxweyne Farmaajo iyo xubnaha ugu sareeya beesha caalamka. Qoraalkan ayaa lagu soo…
Jan 31, 2021 Jubaland ayaa noqotay dowlad goboleedkii u horreeyay ee soo dhoweeya Shirka uu shalay iclaamiyay madaxweyne Farmaajo kaas oo dhexmari madaxda heer Federaal iyo heer dowlad…
Jan 30, 2021 Beled-Xaawo–Maamulka Gedo iyo saraakiisha ciidamada xooga dalka ee ku sugan degmada Beledxaawo ayaa sheegay in ay isku soo dhiibeen askar ka soo goosatay ciidamada Jubbaland ee…
January 30, 2021 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tixgalinaya xaaladda siyaasadeed iyo amni ee dalka iyo baahida loo qabo in la gudagalo qabsoomidda doorashadii lagu heshiiyey…
Waxaas fiiri, waxa ka sokeeyana fiiri.( 13ka Senator) Waxaas Fiiri: Waxaan u hambalyeynayaa in la isla gartay in Gobalka Banadir uu Xaq u leeyhay in uu helo xubnaha…
Jan 30, 2021 Beled-Xaawo-Wararka aan ka heleyno gobolka Gedo waxay sheegayaan in ciidamo ka soo goostay wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan CabdinuurJanan ay iska dhiibeen magaalada Beled-Xaawo. Ciidamadaas oo isku…
Jan 29, 2021 Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya oo ka hadashay doorashada Soomaaliya ayaa waxaa ay ugu baaqday madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada in ay xiliyaan muranka doorashada. War…
January 28, 2021 Wasiirka gaashaandhigga ee dalka Kenya Monica Juma ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dalkeeda ee qayta howl-galka nabad ilaalinta ee AMISOM aysan ka bixi doonin Soomaaliya. Juma…
Last updated Jan 24, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Buula-barde gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal khasaare geystay u dhaxeeyay ciidamda dowladda, AMISOM oo dhinac ah iyo…
Jan 24, 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kulan la qaatay Qunsulka cusub ee dowladda Itoobiya u soo magacaawday Qunsuliyadda Ethiopia ku leedahay caasimadda Puntland…
January 24, 2021 Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka ayaa shir muddo 4 maalin ah soconaya uga furmay magaalada Muqadisho, shirkaan oo ay ka soo qaybgaleen dhamaan hawl wadeennada Guddiga…
Jan 24, 2021 Addis Ababa-Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa shaacisay in ay gacanta ku dhigtay xubno ka mid ah urur la magac baxay Islamic State Center oo xiriir la leh Al-Shabaab.…
Jan 24, 2021 Ginni-Koox la aaminsanyahay inay ka tirsanyihiin burcad badeed ka aas aasan galbeedka qaaradda Afrika ayaa qafaashay markab nooca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay Turkiga oo…
Jan 24, 2021 Wakaalada wararka ee Anadole ee ka soo baxda dalka Turkiga ayaa daabacday in dowladda Masar ay ku guul-darreysatay Qorshe siyaasadeed oo ay ku dooneysay in saameyn…
Jan 23, 2021 Raage-Ceelle-Wararka aan ka heleyno deegaanka Raage-Ceelle ee gobolka Shabeellada Dhexe oo xalay ay la wareegeen dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka iyo kuwa AMISOM…