Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Wararka (Page 772)

Ku dhowaad 10 ruux oo ku naf waayey shil gaari oo caawa ka dhacay degmada Xamar jajab

Ugu yaraan shan 7 ayaa ku naf waysey in ka badan 10 kalena wey ku dhaawacmeen shil gaari oo caawa salaadii maqrib ka dib ka dhacay isgoyska Ambulatooriyadii Ceelgaab oo…

Daawo muuqaalka: Ra’iisal Wasaaraha oo maanta Baarlamaanka horgeeyey waxqbaadka Xukuumada ee boqolka maalmood

Daawo muuqaalka: Ra’iisal Wasaaraha oo maanta Baarlamaanka horgeeyey waxqbaadka Xukuumada ee boqolka maalmood

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) oo ay wehliyaan xubnaha Golaha Wasiirada ayaa maanta horgeeyey golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed waxqabadka xukuumada ee boqolkii maalmood ee tegay.…

Hogaamiyaha Alshabaab oo kahadlay dhibaatooyinka Kenya kasoo gaaray Duulaankii Soomaaliya

Hogaamiyaha Alshabaab oo kahadlay dhibaatooyinka Kenya kasoo gaaray Duulaankii Soomaaliya

Hogaanka ugu sareeya Al-qaacidada Soomaaliya ayaa fariin maqal ah oo uu soo dhigay bogaga afka Shabaabka wax ku baahiya ayaa waxa uu uga hadlay dhibaatooyin badan oo soo gaaray dowlada…

Daawo muuqaalka Gudiga horumarinta Sprortiga Soomaaliya oo xaflad ku yeeshay London

Daawo muuqaalka Gudiga horumarinta Sprortiga Soomaaliya oo xaflad ku yeeshay London

Waxaa xaleey magaalada London ee dalkan UK ka dhacday xaflad balaaran oo ay soo abaabuleen Gudiga horumarinta Sportiga Soomaaliyeed gaar ahaan Puntland. Xafaldaani oo ay ka soo qeybgaleen qeyba kala…

Boqolaal katirsan Ciidamada Amisom oo gaaray gobolka Galgaduud

Boqolaal katirsan Ciidamada Amisom oo gaaray gobolka Galgaduud

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka ayaa sheegaya in ciidamo katirsan kuwa Amisom ay gaareen maanta halkaas. Boqolaal ciidamo Amisom ah ayaa gaaray magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud…

Maxkamada Racfaanka gobolka Banadir oo sii deysay haweyneydii ay kufsadeen ciidamada dowlada iyo Wariye C/casiis Koronto

Maxkamada Racfaanka gobolka Banadir  oo sii deysay haweyneydii ay kufsadeen ciidamada dowlada  iyo Wariye C/casiis Koronto

Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan ku gaartay inay fasaxday Luul Cali Cusmaan iyadona Wariye C/casiis Koronto isna lix bilood lagu xukumay. Gudoomiyaha Maxkamada racfaanka Darajadeeda 2aad Wariiri ayaa…

Xog Muhiim ah:Madaxweynaha oo amar ku bixiyey in lasii daayo Wariye C/casiis Koronto

Xog Muhiim ah:Madaxweynaha oo amar ku bixiyey in lasii daayo Wariye C/casiis Koronto

Kadib seddex maalin ka hor oo warbaahinta si cad uu ugu sheegay madaxweynaha Somalia Xasan Shiikh Maxamuud inay Sumcad xumo kala kulmeen kiiskaasi ayuu amray in lasii daayo. Wararka aynu…

Jaaliyadda Beesha Sheekhaal ee Dalalka K/Afrika, Somalia, Yurub ilaa USA Oo War cad kasoo saaray Shirka Ka Furmay Kismaayo.

Kulan balaaran oo ay yeesheen Waxgaradka Salaadiinta Ganacsatada culimaa udiinka haweenka dhalinta jaaliyada beesha sheekhaal dibada iyo dalka kaas oo ay kaga arinsanayeen guuxa siyaasadeed ee isa sootaray ee dhulka…

Ra’isul Wasaaraha Somalia oo ka soo Horjeestay shirka Maamul u Sameynta Jubbooyinka ee ka socdo Kismaayo

Ra’isul Wasaaraha Somalia oo ka soo Horjeestay shirka Maamul u Sameynta Jubbooyinka ee ka socdo Kismaayo

Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horeeysay sheegay in xukuumadiisu ay kasoo horjeedo habka uu u socdo shirka maamul u sameynta gobollada Jubooyinka ee…

Dagaal aad u xooggan oo caawa ka dhacay duleedka magaalada Beydhaba

Dagaal aad u xooggan oo caawa ka dhacay duleedka magaalada Beydhaba

Dagaal xooggan oo ay isaga hor yimaadeen ciidamada Dowlada Soomaaliya oo gacan meleteri ka helaya ciidamada AMISOM iyo Xarakada Al-shabaab ayaa waxa uu ka dhacay Deegaanka Deynuunaay oo duleedka ka…

Daawo muqaalka:Calaacalka qaar ka mid ah jaaliyadda Bermingham

War Saxaafadeed: ‘Kooxaha Carqaladda ku wada shirka Kismaayo’ Guddiga Jaaliyadda Dibbadda ee Jubbaland

War Saxaafadeed: ‘Kooxaha Carqaladda ku wada shirka Kismaayo’ Guddiga Jaaliyadda Dibbadda ee Jubbalan 24. februar 2013 APL Seattle: Annagoo ah Guddiga Jaaliyadda Dibadda ee Jubbaland (JDCW), oo xaruntiisu tahay magaalada…

Daawo muuqaalka: Gabdhaha qaranka Soomaaliyed ee UK oo xaflad u dhigay xildhibaanada DF ee ku sugan London

Waxaa magaalada London lee dalka UK lagu qabtay casho sharaf si weyn loo soo agaasimay oo lagu soo dhaweynaayay qaar kamid ah xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ee booqashada…

Daawo muuqaalka: fantasyada loo dhigay xuska maalinta Aasaaska ciidamada Asluubta Soomaaliyeed.

Sanad guuradii 43-aad ee kasoo wareegtay xillgii dhidibada loo taagay ciidamada asluubta Soomaaliyeed ayaa xus weyn waxaa loogu dhigay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Xuska maanta oo ay ka…

Dowladda Ingiriiska oo maamulka Somaliland ugu baaqday inay la midowdo Soomaaliya, una balanqaaday xubin sare oo ka mid ah sedexda jago ee ugu sareysa dalka

Dowladda Ingiriiska oo maamulka Somaliland ugu baaqday inay la midowdo Soomaaliya, una balanqaaday xubin sare oo ka mid ah sedexda jago ee ugu sareysa dalka

Warar aynu ka helnay ilo diplumaasyeed oo ku sugan dalka Ingiriiska ayaa sheegaya in safarkii uu dhawaan uu ku tagay dalka Ingiriiska Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmad Max’ed Max’uud {Silaanyo} ayaa…

Israsaaseyn dhimasho sababtay oo ka dhacday gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

Israsaaseyn dhimasho sababtay oo ka dhacday gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Haweeney ayaa ku dhimatay qof kalena waa uu ku dhaawacmay ka dib markii barqanimadii maanta askar ka wada…

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in aan lagu wargelin shirka maamul u sameynta Jubooyinka

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in aan lagu wargelin shirka maamul u sameynta Jubooyinka kuna baaqday shir looga tashanayo aayaha Jubooyinka Axad, Feberaayo 24, 2013 —Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in…

Taliyihii Saldhiga dhexe ee Magaalada Kismaayo oo xaleey Ugeyriyooday Dhaawac Culus

Waxaa xaleey saqdii dhexe uu geeriyooday Taliyii saldhiga dhexe ee magalaada kismaayo. Taliyaha aya lasheegay in uu kudhaawacmay Dagaalkii qaraaraa ee shaleey halkaasi ka dhacay. Taliyaha asiga oo dhaawac ah…

 …

Xog dhab ah Kismaayo iyo damaca dadka qaarkood

Xog dhab ah Kismaayo iyo damaca dadka qaarkood

Waxaa loo hanqaltaageyay maamul u sameynta Jubaland oo rajo weyn laga laha laakin waxaba yimid dagaal hor leh. Dagaalkaan iskama dhicin ee waxuu aha mid waa hore la qorsheynayay oo…

Daawo muuqaalka:Siyaasiyiin iyo Waxgarad kasoo Jeeda Gobalada Jubooyinka oo sheegay inaan lagala Tashan Maamul usameynta Gobaladaasi

Daawo muuqaalka:Siyaasiyiin iyo Waxgarad kasoo Jeeda Gobalada Jubooyinka oo sheegay inaan lagala Tashan Maamul usameynta Gobaladaasi

Daawo muuqaalka:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Gaar ah Layeeshay Madaxa Hay’adda USAID

Daawo muuqaalka:Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulan Gaar ah Layeeshay Madaxa Hay’adda USAID

Waxaa maanta Magaalada Muqdisho soo gaaray wafdi uu hogaaminayo madaxa Hay’adda USAID ee gargaarka dalka Mareykanka Dr Rajif Shah iyo xubno ka tirsan hay’addaasi. Markii uu kasoo dagay Garoonka diyaaradaha…

Daawo sawirada: Japan oo safiir u soo magacawday Soomaaliya iyo Xasan Sheekh oo waraaqaha ka gudomay

Daawo sawirada: Japan oo safiir u soo magacawday Soomaaliya iyo Xasan Sheekh oo waraaqaha ka gudomay

Dowladda Japan ayaa Safiir u soo magacawday Soomaaliya, iyadoo si rasmi shaaca uga qaaday in dhowaan Safaaraeeda ka furaneyso magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xarunta Madaxtooyada kaga…

Ciidamada Amison oo gaari dardarsiyay mid kamid ah saraakiisha dowlada Somaliya

Ciidamada Amison oo gaari dardarsiyay mid kamid ah saraakiisha dowlada Somaliya

Gawaari ay lahaayeen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa xalay abaaro Maqribkii waxa ee gawaarida ee wateen jiirsiiyeen Mid kamid ah Saraakiiisha Ciidanaka Dowlada Soomaaliya oo kusugnaa halka loo yaqaan…

DAAWO Mid ka mid ah Telefishinada Dunida ugu caancan oo ka helay Nabada Muqdisha & Damaashaadka xeebta Liido

Talefishinka caanka ah ee Aljazeera oo laga daawado Dunida oo idil ayaa maalmahaan dambe waxa uu noqday mid ku mashquulsan Nabada ka dilaacday magaalo madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho. Telefishinkaan…

Marouane Fellaini Oo Dareesan In Garsoorayaal Ka Cabsanaya Muuqaalkiisa Ay Bartilmaameedsadaan Isaga.

Marouane Fellaini Oo Dareesan In Garsoorayaal Ka Cabsanaya Muuqaalkiisa Ay Bartilmaameedsadaan Isaga.

Xiddiga kooxda Everton Marouane Fellaini ayaa sheegay inuusan bedeli doonin ciyaartiisa inkastoo uu sheegtay inay garsoorayaasha ay bartilmaameedsanayaan madaama ay ka baqanayaan isaga. Ciyaaryahanka reer Belgium ayaa ganaax seddex ciyaar…

Maxaa u taqaan Burcad badeed

Maxaa u taqaan Burcad badeed

Dadka Soomaalida iyo bulshada caalamka ah marka ay maqlayaan Erayga Burcad-badeed waxay durbaba maskaxdooda kusoo dhacayo markab la qafaashay . Xeebta Soomaaliya oo ah tan ugu dheer qaraada Afrika islamarkaana…

Shabaab Xabsi Malahan Xabaalo Mooye Dowlada Somaliya Nabad Galyo Malahan Kufsi Mooye (Xog Dhab ah )

Shabaab Xabsi Malahan Xabaalo Mooye Dowlada Somaliya Nabad Galyo Malahan Kufsi Mooye (Xog Dhab ah )

Intabadan dadka soomaliyed ayaa marwaliba waxaa dhagohooda ku soo dhaca dil kufsi d iyo dhac joogtaa oo malin waliba lagula kaco . Dowladda Somaliya ayaan Kufse mooye Nabad laga faa…

Maamulaha Guud Ee Man United David Gill Oo Ka Tagaya Shaqada Kooxda Manchester United.

Maamulaha Guud Ee Man United David Gill Oo Ka Tagaya Shaqada Kooxda Manchester United.

Maamulaha guud ee kooxda Manchester United David Gill ayaa ku dhawaaqay inuu ka tagi doono shaqadiisa kooxda Red Devils 30ka bisha June. Warbixin la soo dhigay website-ka kooxda Manchester United…

Daawo muuqaalka:Maraakiib calami ah oo ku soo xitay Muqdisho

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool muqdisho iyo mamulka dekada ayaa ku guuleystay inay dib u soo celiyaan in dakada Muqdisho ay ku soo xirtaan maraakiib caalami ah. iayada oo aaney…