Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone
Xili magaalo xeebeedka Kismaayo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ciidamada Kenya ciidamada Raaskambooni iyo kuwa maleeshiyo beeleeda ayaa waxaa kusoo qul qulaya ciidamo kale oo horleh.…
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) iyo waftigii uu hoggaaminayay oo maalintii labaad booqasho ku joogo Puntland ayaa khudbad dheer ka jeediyey xarunta golaha baarlamaanka Puntland, waxaa sidoo kale…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta waxaa uu agabyo caafimaad ku wareejiyay wasaarada adeega bulshada gaar ahaan waaxda caafimaadka ee xukuumada Soomaaliya. Kadib kulan ka dhacay xarunta Gobolka ayaa waxaa ka…
Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wefdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray magaalada Stanbul ee waddanka Turkey, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen saraakiil ka tirsan Wasaaradda arrimaha…
Wafti uu hogaaminayo wasiirka arimaha dibada dowlada Masara ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxaana si diiran ugu soo dhaweeyey xubno ka tirsan wasiirada xukuumada Soomaaliya oo ay ka…
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ugu magacaaban Al-shabaab ayaa Markii ugu horeyay ka hadlay dhibaatada ay hadda qabaan Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwo ku dhaqan Caasimadda Somaliya ee Muqdisho. Waxaana uu sheegay…
Hogaanka Maamulka Somaliland, Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo, ayaa waxa uu shaaciyay in ay si aad ah uga xunyihiin cuna qabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya, arintaas oo uu ku sheegay…
Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa maanta 09 March,2013 xariga ka jaray wadada Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax oo ah tii ugu horeysey oo laami la saaro gudaha magaalada Garowe.…
Madaxweynaha maamul goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa galabta u socdaalay dhankaas iyo dalka Turkey-ga. Madaxweynaha oo martiqaad ka helay dawlada Turkey-ga ayaa la filayaa…
Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maaanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho munaasabad ay ka qayb galeen saraakiisha ugu sareysay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya,Amisom iyo saraakiil…
Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta garoonka diyaaradaha Garowe ku soo dhoweeyey wafdi ka socdey DF Somalia uuna horkacayey raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ‘Saacid’.…
Cabdi Raxmaan Faroole ayaa kadib kulan uu R/wasaaraha Soomaaliya kula qaatay xaruntiisa Garoowe, waxa uu ka hadlay dhibaatada ay Shababka ku qabaan isaga oo hoosta ka xariiqay in dowlada Soomaaliya…
Wararka laga helayo magaalada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ay dad shacab ah laayeen. Ciidamadan ayaa afar ruux oo shacab ah ku dilay gudaha degmadaas…
Kooxo dhallinyaro ah oo bastoolado ku hubaysan ayaa xaafadda Suuq-Bacaad ee magaalada Muqdisho ku dilay labo nin oo ka tirsanayaan ciidamada nabad sugidda ee dowladda federaalka Soomaaliya. Labada nin ee…
Wararka laga helayo degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa shegaya in si toogasho ah loo dilay mid kamid h Saraakiishii Midowgii Maxkamadaha Islaamiga ah ee Soomaaliya soo maray. Rag Hubaysan…
Waxaa magaalada Garoowe Caasimada maamul goboleedka Puntland ka soo degay wafdi ay kamid yihiin Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomalaiya iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada Soomaaliya siiba wasiirka Maaliyada…
Wafdi uu hogaaminayo ra’isul wasaaraha dowlada Soomaaliya ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan uu gaaro magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland. Xubno katirsan xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa Warqaad.com usheegay…
Saxaafiyada caanka ah ee Aamina Muuse Wehliye ayaa iskaga huleeshay Telefishinka Universal Tv oo ay laf dhabar u eheed ku dhawaad mudo 2 sano ah. Saxaafiyadaan oo tabin jirtay Barnaamisho…
Wax yar ka dib markii xalay golaha amaanka ee Qaramada Midoobay uu si buuxda isugu raacay in la qaado xayiraadii hubka ee saarneyd Soomaaliya mudo ka badan 22 sano ayaa…
R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirddon Saacid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waxyaabaha ay dowlada Soomaaliya u dalbatay in la qaado xayiraada hubka ee…
Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug State ayaa war kasoo saartay go’aankii ay golaha amaanka ee QM ay cunaqabataynta hubka kaga qaadeen Soomaaliya. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Galmudug Axmed…
Ciidamada Dowlada Somaaliya oo ay wehlinayaan ciidamada Ethiopia ayaa maanta si nabadgalyo ah kula wareegay Degmada Ufurow oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Bay. Ciidamada Xarakada Al-shabaab oo degaankaas gacanta…
Maamulka Somaliland ayaa wali waxa ay ku riyoonayaan waxyaaba dunida mar hore kasoo xirmay oo ahaa madax banaani ay ka helaan Soomaaliya inteeda kale iyada oo dowlada Ingiriiska oo markii…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay eek u aadan ka qaadista cunuqabeteynta hubka ee laga qaaday…
Kulan ballaaran oo uu soo qaban qaabiyay Hey’adda Wada hadalka Bulshada oo ay ka qeyb galeen Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe, Saraakiisha Ciidamada xooga dalka iyo Odayaasha dhaqanka ee heer deegaan…
Yuusuf Xasan Cabdi ayaa ku guuleystay xubinta kuriga baarlamaan ee degmada Kaamankuuji ee magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya natiijo rasmi ah oo kasoo baxday gudiga doorashooyinka wadanka Kenya ayaa…
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laaabtay kadib safar ay maalmihii danbe ku joogeen magaalada Dooxa ee caasimada…
Dowlada Soomaaliya iyo Ahlu sunna ayaa heshiis kala saxiixday kulan saacado badan qaatay oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kasoo dhexmaray waftiga R/wasaare Cabdi faarax…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Qadar ayaa waxa uu ka hadlay isbadalada ka socda Soomaaliya iyo dalalka dariska la ah iyo sidoo kale qaban qaabada Shirka…
wasiirka arimha gudaha Soomaaliya ayaa maanta magacaabay maamulada degmooyin katirsan gobalka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya. Cabidkariim Xuseeen Guuleed, Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya, ayaa waxa uu dikareeto uu kasoo saaray…