Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Wararka (Page 837)

Daawo muuqaalka: Madaxweynaha maamukla Somaliland Oo Turkey U Dhoofay Kana Hadlay Cunaqabtaynta Hubka Ee Somaliya Laga Qaaday

Daawo muuqaalka: Madaxweynaha maamukla Somaliland Oo Turkey U Dhoofay Kana Hadlay Cunaqabtaynta Hubka Ee Somaliya Laga Qaaday

Madaxweynaha maamul goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wafti uu hogaaminaayo ayaa galabta u socdaalay dhankaas iyo dalka Turkey-ga. Madaxweynaha oo martiqaad ka helay dawlada Turkey-ga ayaa la filayaa…

Daawo muuqaalka: Saraakiil ka Tirsan ciidanka XDS oo Maanta Muqdisho Tababar loogu soo Xiray

Daawo muuqaalka:  Saraakiil  ka Tirsan ciidanka XDS oo Maanta Muqdisho Tababar loogu soo Xiray

Saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maaanta tababar loogu soo xiray magaalada Muqdisho munaasabad ay ka qayb galeen saraakiisha ugu sareysay ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya,Amisom iyo saraakiil…

Daawo muuqaalka: Raisul wasaare Saaciid oo lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe

Daawo muuqaalka: Raisul wasaare Saaciid oo lagu soo dhaweeyay magaalada Garoowe

Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta garoonka diyaaradaha Garowe ku soo dhoweeyey wafdi ka socdey DF Somalia uuna horkacayey raysal wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ‘Saacid’.…

Faroole oo sheegay in dowlada Soomaaliya ay Shabaabkii ku khasabtay in dhanka Puntiland ay isugu aruuraan!

Faroole oo sheegay in dowlada Soomaaliya ay Shabaabkii ku khasabtay in dhanka Puntiland ay isugu aruuraan!

Cabdi Raxmaan Faroole ayaa kadib kulan uu R/wasaaraha Soomaaliya kula qaatay xaruntiisa Garoowe, waxa uu ka hadlay dhibaatada ay Shababka ku qabaan isaga oo hoosta ka xariiqay in dowlada Soomaaliya…

Faah Faahin: Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo shacab ah ku laayay degmada Afgooye

Faah Faahin: Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo shacab ah ku laayay degmada Afgooye

Wararka laga helayo magaalada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowlada Soomaaliya ay dad shacab ah laayeen. Ciidamadan ayaa afar ruux oo shacab ah ku dilay gudaha degmadaas…

Kooxa Hubeysan oo rag ka tirsan Nabad Sugidda Soomaaliya ku dilay Muqdisho.

Kooxa Hubeysan oo rag ka tirsan Nabad Sugidda Soomaaliya ku dilay Muqdisho.

Kooxo dhallinyaro ah oo bastoolado ku hubaysan ayaa xaafadda Suuq-Bacaad ee magaalada Muqdisho ku dilay labo nin oo ka tirsanayaan ciidamada nabad sugidda ee dowladda federaalka Soomaaliya. Labada nin ee…

Mid kamid ah Aas-aasayaashii Maxkamaha Islaamiga ah oo lagu dilay magaalada Muqddisho

Mid kamid ah Aas-aasayaashii Maxkamaha Islaamiga ah oo lagu dilay magaalada Muqddisho

Wararka laga helayo degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa shegaya in si toogasho ah loo dilay mid kamid h Saraakiishii Midowgii Maxkamadaha Islaamiga ah ee Soomaaliya soo maray. Rag Hubaysan…

Ra’isul Wasaare Dr Saacid oo goordhow gaaray magaalada Garoowe

Ra’isul Wasaare Dr Saacid oo goordhow gaaray magaalada Garoowe

Waxaa magaalada Garoowe Caasimada maamul goboleedka Puntland ka soo degay wafdi ay kamid yihiin Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Soomalaiya iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada Soomaaliya siiba wasiirka Maaliyada…

Ra’isul Wasaaraha dalka oo Garoowe kusii jeeda iyo qaban qaabo lagu soo dhaweynayo

Ra’isul Wasaaraha dalka oo Garoowe kusii jeeda iyo qaban qaabo lagu soo dhaweynayo

Wafdi uu hogaaminayo ra’isul wasaaraha dowlada Soomaaliya ayaa la filayaa in saacadaha soo aadan uu gaaro magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland. Xubno katirsan xafiiska Ra’isul Wasaaraha ayaa Warqaad.com usheegay…

Aamina Muuse Wehliye oo iskaga tagay Universal Tv ,Xagee aaday ? (Akhri Warbixin ay soo dirtay)

Aamina Muuse Wehliye oo iskaga tagay Universal Tv ,Xagee aaday ? (Akhri Warbixin ay soo dirtay)

Saxaafiyada caanka ah ee Aamina Muuse Wehliye ayaa iskaga huleeshay Telefishinka Universal Tv oo ay laf dhabar u eheed ku dhawaad mudo 2 sano ah. Saxaafiyadaan oo tabin jirtay Barnaamisho…

Dawladaha Mareykanka Iyo Ingiriiska Maxay Ka Yiraahdeen Cunaqabateynta Hubka Ee Laga Qaaday Soomaaliya?

Dawladaha Mareykanka Iyo Ingiriiska Maxay Ka Yiraahdeen Cunaqabateynta Hubka Ee Laga Qaaday Soomaaliya?

Wax yar ka dib markii xalay golaha amaanka ee Qaramada Midoobay uu si buuxda isugu raacay in la qaado xayiraadii hubka ee saarneyd Soomaaliya mudo ka badan 22 sano ayaa…

Daawo muuqaalka: R/wasaare Saacid oo si Qota Dheer u Sharaxay Ujeedooyinka ay Dowlada Soomaaliya u Dalbatay in la Qaado Xayiraada hubka Soomaaliya

Daawo muuqaalka: R/wasaare Saacid oo si Qota Dheer u Sharaxay Ujeedooyinka ay Dowlada Soomaaliya u Dalbatay in la Qaado Xayiraada hubka Soomaaliya

R/wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirddon Saacid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay waxyaabaha ay dowlada Soomaaliya u dalbatay in la qaado xayiraada hubka ee…

Maamulka Galmudug oo soo dhaweeyay cunaqabateyntii hubka ee Somaliya laga qaaday

Maamulka Galmudug oo soo dhaweeyay cunaqabateyntii hubka ee Somaliya laga qaaday

Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug State ayaa war kasoo saartay go’aankii ay golaha amaanka ee QM ay cunaqabataynta hubka kaga qaadeen Soomaaliya. Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Galmudug Axmed…

Ciidmada Dowlada Somaliya & Kuwa Ethiopia oo la wareegay magaalada Ufurow ee gobolka Bay

Ciidmada Dowlada Somaliya & Kuwa Ethiopia oo la wareegay magaalada  Ufurow ee gobolka Bay

Ciidamada Dowlada Somaaliya oo ay wehlinayaan ciidamada Ethiopia ayaa maanta si nabadgalyo ah kula wareegay Degmada Ufurow oo ka mid ah degmooyinka Gobolka Bay. Ciidamada Xarakada Al-shabaab oo degaankaas gacanta…

Somaliland” hadii Somaliya cunaqabateynta hubka laga qaaday anagane waa in lanaga qaadaa”

Somaliland” hadii Somaliya cunaqabateynta hubka laga qaaday anagane waa in lanaga qaadaa”

Maamulka Somaliland ayaa wali waxa ay ku riyoonayaan waxyaaba dunida mar hore kasoo xirmay oo ahaa madax banaani ay ka helaan Soomaaliya inteeda kale iyada oo dowlada Ingiriiska oo markii…

Madaxweynaha Soomaaliya oo War cad kasoo saaray sida uu u arko in Soomaaliya xiligan laga qaado Cunaqabateynta Hubka

Madaxweynaha Soomaaliya oo War cad kasoo saaray sida uu u arko in Soomaaliya xiligan laga qaado Cunaqabateynta Hubka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud wuxuu sida ugu wanaagsan usoo dhaweynayaa go’aanka Golaha Amaanka ee Qaramada midoobay eek u aadan ka qaadista cunuqabeteynta hubka ee laga qaaday…

Daawo muuqaalka: Kulan ballaaran oo ay ka qeyb galeen Maamulka G/Sh/Dhexe iyo Odayaasha dhaqanka oo maanta ka dhacay Jowhar

Kulan ballaaran oo uu soo qaban qaabiyay Hey’adda Wada hadalka Bulshada oo ay ka qeyb galeen Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe, Saraakiisha Ciidamada xooga dalka iyo Odayaasha dhaqanka ee heer deegaan…

Daawo muuqaalka: Yuusuf Xassan oo Markale ku Guuleystay Kursiga Baarlamaanka Degmada kaamankuuji ee Magaalada Nairobi

Daawo muuqaalka: Yuusuf Xassan oo Markale ku Guuleystay Kursiga Baarlamaanka Degmada kaamankuuji ee Magaalada Nairobi

Yuusuf Xasan Cabdi ayaa ku guuleystay xubinta kuriga baarlamaan ee degmada Kaamankuuji ee magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya natiijo rasmi ah oo kasoo baxday gudiga doorashooyinka wadanka Kenya ayaa…

Daawo muuqaalka: Madaxweynaha Soomaaliya & Wafti uu Hogaaminayo oo Dalka dib ugu Soo Laabtay Kadib Safar uu ku Tagay Dalka Qadar

Daawo muuqaalka: Madaxweynaha Soomaaliya & Wafti uu Hogaaminayo oo Dalka dib ugu Soo Laabtay Kadib Safar uu ku Tagay Dalka Qadar

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sheekh Max’uud iyo wafti ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laaabtay kadib safar ay maalmihii danbe ku joogeen magaalada Dooxa ee caasimada…

Daawo muuqaalka: Dowlada Soomaaliya & Ahlu Sunna oo Heshiis Rasmi ah Qalinka ku Wada Duugay

Daawo muuqaalka: Dowlada Soomaaliya & Ahlu Sunna oo Heshiis Rasmi ah Qalinka ku Wada Duugay

Dowlada Soomaaliya iyo Ahlu sunna ayaa heshiis kala saxiixday kulan saacado badan qaatay oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kasoo dhexmaray waftiga R/wasaare Cabdi faarax…

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay isbedelada hogaanka Soomaaliya iyo Ethiopia

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay isbedelada hogaanka Soomaaliya iyo Ethiopia

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Qadar ayaa waxa uu ka hadlay isbadalada ka socda Soomaaliya iyo dalalka dariska la ah iyo sidoo kale qaban qaabada Shirka…

Dowlada Somaliya oo maamul magacaawday Degmooyin katirsan Galguduud

Dowlada Somaliya oo maamul magacaawday Degmooyin katirsan Galguduud

wasiirka arimha gudaha Soomaaliya ayaa maanta magacaabay maamulada degmooyin katirsan gobalka Galguduud ee bartamaha dalka Soomaaliya. Cabidkariim Xuseeen Guuleed, Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya, ayaa waxa uu dikareeto uu kasoo saaray…

Raisul wasaare Saacid oo shaciyay wafdi kasocda wasaarada waxbarashada oo kormeeri doona Caabudwaaq

Raisul wasaare Saacid oo shaciyay wafdi kasocda wasaarada waxbarashada oo kormeeri doona Caabudwaaq

Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa saaka booqday Dugsiga H/dhexe iyo sare ee Shire Jaamac Axmed, kaas oo ah Dugsiga ugu weyn ee ardayda degmadu wax…

Daawo muuqaalka: Qaramada Midoobay oo Cunaqabateynta hubka ka qaaday Soomaaliya

Daawo muuqaalka: Qaramada Midoobay oo Cunaqabateynta hubka ka qaaday Soomaaliya

Kulankii golaha amaanka ee QM ayaa waxaa Soomaaliya looga qaaday cunaqabataynii dhanka hubka ee saarneyd kadib dood dheer oo laga yeeshay. Golaha amaanka ee Q/midoobay ayaa si buuxda manta oo…

R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon & Waftigiisa oo Cadaado Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey

R/wasaare Cabdi Faarax Shiirdoon & Waftigiisa oo Cadaado Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey

R/wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Shiirdoon iyo waftiga uu horkacayo ayaa galabta gaaray magaalada Cadaado ee xarunta maamulka Ximan iyo Xeeb waftiga R/wasaaraha ayaa waxaa Cadaado si diiran ugu soo…

DAAWO Taangiyadii Bashar Al Asad oo xoog lagu furtay & Taaladii Aabihiis oo dhulka la dhigay

DAAWO Taangiyadii Bashar Al Asad oo xoog lagu furtay & Taaladii Aabihiis oo dhulka la dhigay

Mucaaradka dalka Syria ee ku kacsan Madaxweeynaha dalkaas Mr.Bashar Al Asad ayaa markii ugu horeeysay guuldaro baaxad weeyn waxa ay dhabarka u saareen Ciidamada Milatariga dalka Syria ee difaacaya Madaxweeyne…

Codad bixintii Kenya oo dood ay ka taagan tahay iyo Natiijadii oo la hakiyay.

Codad bixintii Kenya oo dood ay ka taagan tahay iyo Natiijadii oo la hakiyay.

Doorashi Madaxtinimo ee dalka Kenya ayaa waxaa ay ka taagantahay Muran xooggan oo ku aadan doorashada dalkaasii Kenya ,waxaana goobaha codbixinta ku sugan Masuuliiin ka tirsan Kenya. Waxaa la soo…

Golaha amaanka ee QM oo maanta ka shiraayo sii cunaqabaten Somaliya looga qaadi lahaa

Golaha amaanka ee QM oo maanta ka shiraayo sii cunaqabaten Somaliya looga qaadi lahaa

Golaha amanak QM ayaa maanta galinka danbe ka shiraya arimo ku aadan dalabka dowlada Soomaaliya eek u aadana in la qaado xayirada hubka ee wadanka saran. Kulanka ayaa waxa goob…

Qurbajoogto Hawiye(Hawiye Diaspora Forum) oo baaq digniin culus kasoo saarey xaalada dalka Soomaaliya March 5

Qurbajoogto Hawiye(Hawiye Diaspora Forum) oo baaq digniin culus kasoo saarey xaalada dalka Soomaaliya March 5 Qurbajoogto Hawiye(Hawiye Diaspora Forum) oo baaq digniin culus kasoo saarey xaalada dalka Soomaaliya, London, United…

Ra’isul Wasaare Dr Saacid oo lagu soo dhaweeyay magaalada Caabud-Waaq

Ra’isul Wasaare Dr Saacid oo lagu soo dhaweeyay magaalada Caabud-Waaq March 5, 2013 – Written by maamule – Edited bymaamule Ra’isul Wasaaraha dowlada Soomaaliya Dr Saacid Faarax Shirdoon ayaa si…