Home » Archives by category » Warbixino

US expulsions of Africans rising, but still less than other Immigrant groups

Monday May 22, 2017 U.S. flags hang outside businesses started by African immigrants who have settled in Lewiston, Maine, March 17, 2017. The United States has expelled about 326 Somali nationals since January. That number is greater than the total for all Somalis expelled from the country in 2016. This is the third consecutive year […]

Munaasabadda 15ka May awgeed waxaan jeclaystay inaan si hordhac ah idiinla wadaago Qormadaan sida fiican noogu ifineysa Aasaaskii Ururkii SYL MAXAAD KA TAQAANA AASAASKII URURKII SYL Maanta waxay Ummada Soomaaliyeed u tahay maalin qiimo weyn ugu fadhidaa, isla markaana kaalin weyn ku leh dhalashadii iyo hanasahadii xoriyada ummada Soomaaliyeed ay hanatey sanadkii 1960-kii. Halgankii ummadda […]

Continue reading …
Daawo ururka Alpha Trust oo koob loogu magac daray abaaraha ku qabtay London

Ururka Alpha Trust oo ah hayad samafal ayaa galbeed London ku qabtay ciyaaro lagu maamuusayay abaaraha Soomaaliya iyada oo ciyaarahaan ay ka soo qeyb galeen inta badan bahweynka sportiga UK & ciyaar yahano ka kala yimid London. Hadabo hoos ka daawo muuqalka.   <iframe width=”640″ height=”360″ src=”https://www.youtube.com/embed/fFV-0r-V3jY” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Continue reading …

Abdirahman Adan Mohamoud “Inkastuu gaboodfalo, nafluhu gu’ iyo jiilaalba, Guulaha dulqaataad tahee, oon ha nagu goynin, Gargaarow Raxmaan baad tahee, cayn ha nagu giijin, Gacmihii madhnaa baan wadhnee, maanta nagu goobo, Abaaruhu gefkayagii batiyo, galabsi weeyaane, Goortaan dulmiga gaaxsanay, guurtay dhibicdiiye, Rabbow gamashi baan taaganee, roobka nagu guud fur,” Weedhsame

Continue reading …

Hambalyo

No Comment
Hambalyo

Bahda Somalimedia waxay Hambalyo aroos ama aqal-gal u dirayaan Yusuf Abukar Libaan(Aftoje) iyo Sundus Mohamed Aden(Bidaar) oo ku aqalgalay magaalada London.    

Continue reading …
Corruption Likely to Mar Somali Presidential Vote

Mohamed Olad Hassan Tuesday February 7, 2017 Motorists drive along a street with the campaign billboards of Somalia’s Presidential candidates in Somalia’s capital Mogadishu, Feb. 6, 2017. WASHINGTON — Election observers in Somalia say corruption is running rampant ahead of Wednesday’s presidential election, with candidates giving gifts and large sums of cash to lawmakers to secure […]

Continue reading …
Al-Shabaab Dagaal La’aan Kula Wareegay CeelWaaq.

Wararka aan ka heleyno gobolka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan Alshabaab ay la wareegeen gacan ku heynta degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo.   Wararka ayaa sheegaya in ciidamada Alshabaab la wareegeen degmada iyada oo wax dagaal ah uusan ka dhicin degmada iyo deegaanada ku xeeran, sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay warbaahinta Al=shabaab. Degmada […]

Continue reading …
Daawo Hoolka xafladaha oo casri ah aya laga furay London

Nagma Banqueting waxu ku taala West London 32 featherstone road UB2 5AB Waxii faahfahin ah kala xiriir  Telephonada: 07507804375 ama 07572606855 ama 07506864122 ama kala soo xiriir Somalimedia.co.uk 

Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …
Daaw calanka Soomaaliyeed oo 1810 laga taagay Amerika

Abdulkadir Mursal OGOW Haddii aan isu haysannay inaan calankan innagu uun aan leenahay iney jiraan dad nooga horreeyay oo u soo halgamay, welina jecel ayaa jira. Waxaanse is weydiiyaa maxaa isku mid, isku midab, isku xiddig ka dhigay? Wuxuu noqday mid qalbigeenna ku qotama oo aan habayaraatee naga go`ayn, haddiise nalaku qabsado maxaad yeeli lahayd? […]

Continue reading …
Daawo hooyo Soomaaliyeed oo dalkeeda wiilkeedi xabsi lagu jir dilay
Continue reading …

A renowned Somali elder was killed in a knife attack in the southern port city of Kismayo, about 500Km south of Mogadishu on Friday, witnesses and police said. The incident happened after a scuffle between the slain elder – Abdirahman Mohamed Arab and Omar Farah Ismail (Loohan) over the selection of MPs for the upcoming […]

Continue reading …
Xildhibaan Kashifey Musuq Ka Jira Jubbaland (Caddeyn)

Xildhibaan Maxamed Iidle Geeddi Xerow oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee hadda wakhtigiisu uu gabagabada ku dhaw yahay  ayaa sheegay in uu  musuqmaasuq baahsan ka jiro doorshooyinka, uuna ka warqabo dadka ku soo baxaya doorashooyinka baaralmaanka aqalka hoose ee Jubbaland. Xildhibaanka oo aan ka wareysannay walaacii dhawaan beesha caalamku ka muujisay doorashooyinka, ayaa ugu […]

Continue reading …
Continue reading …
DaawoAbuurka Ilahay(ninka ugu gaaban iyo ninka ugu dheer oo London ku kulmay)
Continue reading …
Daawo taarikhda Soomaaliya 9,000 sano ka hor dhalashada nabi Ciise(CSS)
Continue reading …
Continue reading …
Daawo Jaaliyadda Galmudug ee Uk oo si adag uga hadashay duqeynti ciidanka Galmudug

Hlkaan ka daawo

Continue reading …
Daawo Cali Khalif oo soo dhigtay
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …
Continue reading …
Daaw Beesha Sheikhaal oo qaadacday shirka Jowhar
Continue reading …
Professor Warfa iyo qoraalkisa maanta

Ahmed Warfa Ila Arka: Mudane Odowaa, wasiirkii hore ee arrimaha gudaha iyo federaalka dawladdii dhexe ee Soomaaliya oo waqtigu ka dhammaaday, ayaa maanta oo taariikhdu tahay Sebtembar 23, 2016, sheegay in aan la aqoonsan doonin maamul aan eheyn kan loo dhisidoono gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe, sababtuna tahay dawladda federaalka Soomaaliyeed oo mar hore gaartay go’aanka […]

Continue reading …
Continue reading …
Akhriso qoraal iyo talo-bixin dhaxalgal ah

Abdullahi Nur Osman Dacwada Badda ee ka dhaxeysa Kenya iyo Somaliya. Sidaa aan dhammaanteen maalmahaan la soconay , waxaa ka socday Maxkamada Caalamiga ee the Hague dhageysiga dacwad ku saabsaneyd xuduud badeeda ee Somalia iyo Kenya, dacwadaasoo aay soo gudbisay Somaliya. Dhammaan ummadda Somaaliyeed , waxaa aay aad ugu dhag taagayeen sida aay u dhaceeysey […]

Continue reading …
Continue reading …

Daawo Rayaan Restaurant

No Comment
Daawo Rayaan Restaurant
Continue reading …
Cumar C/rashiid Oo Si Aan La Fileyn Uga Hadlay Arrinta Muranka Badda

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa si lama filaan ah uga hadlay arrinta badda Soomaaliya oo  muran xooggan ka taagan yahay. Cumart oo u muuqday mid is difaacaya maadaama ay eed dusha ka saaran tahay, ayaa dowladda Kenya aad u dhaliilay, islamarkaana sheegay in sheekadu ay ka weyntahay wixii horay looga wada […]

Continue reading …
Page 1 of 15123Next ›Last »