Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Home » Archives by category » Warbixino (Page 16)

Daawo ciyaar lagu xusaayay halyeyadii sportige ee geeriyoday oo London lagu qabtay.

Daawo ciyaar lagu xusaayay halyeyadii sportige ee  geeriyoday oo London lagu qabtay.

Waxaa xaafada Wembley ee galbeed magaalada London lagu qabtay ciyaar lagu maamuusaayay halyeeyadii sportiga Soomaliyeed u soo halgamay ee ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. dhacday hoos ka…

Daawo muuqaalka: Xaflad lagu taageraayay mamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo lagu qabtay London.

Daawo muuqaalka: Xaflad lagu taageraayay mamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo lagu qabtay London.

Waxaa galbedka magaaladan London lagu qabtay munaasabad lagu taageeraayay maamulka 6da gobol ee koonfur galbeed Soomaaliye ee uu madaxda u yahay Madoobe Nuunoow. Munaasabadaani ayaa ahayd mid si aad iyo…

Daawo xafladii sanad guuradii 16aad ee xisbiga Soomalida Itoopiya oo dhameystiran

Daawo xafladii sanad guuradii 16aad ee xisbiga Soomalida Itoopiya oo dhameystiran

Waxaan akhristayaasheena sharafta leh halkaan idinku soo gudbineynaa muuqaal dhameystiran oo laga soo qaaday xafladii lagu maamusaayay sanad guradii 16aad ee xisbiga Soomaalida Itopiya oo magaalada Londonee xarunt adalkan UK.…

Daawo muuqaalka: Sanad guuradi 16 ee xisbiga Soomaalida Itoopiya oo London lagu qabtay.

Daawo muuqaalka: Sanad guuradi 16 ee xisbiga Soomaalida Itoopiya oo London lagu qabtay.

Waxaa galbeedka magaaladan London lagu qabtay munaasabd balaaran oo lagu xusaayay sanad guradii 16aad ee xisgiga Soomaalida Ethiopia. Sidoo kale waxa munaasabad lagu soo dhaweynayay cafis dhawaan loo fidiyay qaar…

DAAWO guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo si weyn loogu soo dhaweeyay London.

DAAWO guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo si weyn loogu soo dhaweeyay London.

Waxaa maqaayada Namad ee ku talo galbeedk magaladan London lagu qabtay munaasabad casho sharaf ah oo lagu soo dhaweynayay gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo. Xafladani waxaa ka soo qeybgalay…

Stratejiyada dowladda Mareykanka ka ledahay Soomaaliya ma shaqeynaysa?

Stratejiyada dowladda Mareykanka ka ledahay Soomaaliya  ma shaqeynaysa?

Daawo “Somaliland Isaaq Kuma Filna, HABAR GIDIR Baa Dawlad Noqon Lahayd” Nin dadka ka yaabiyay.

Daawo “Somaliland Isaaq Kuma Filna, HABAR GIDIR Baa Dawlad Noqon Lahayd” Nin dadka ka yaabiyay.

Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal Ayaa Sheegay Inaysan Marnaba Taageersanayn Fikriada Maamulka Siilaanyo ee la baxay Somalialand. Waxay Sheegeen In Beesha Gedobiirsay iyo Beesha Isaaq Ay…

Falanqayn-Fariinta Axmed Gadone W/Q Idiris A.Dooxa-joog

Falanqayn-Fariinta Axmed Gadone W/Q Idiris A.Dooxa-joog

Amiirka Xarakadda Al-shabaab Al-mujaahidiin Axmed Cabdi Godane Alshabaabka dhexdoodana looga Yaqaan Mukhtaar Abuu subayr Waxaa uu ka soo diray halka uu joogo Fariin uu u diray Dadka Soomaaliyeed ee ka…

Daawo Wasiirka Aminga iyo Difaaca ee Khaatumo State oo si weyn London lagu soo dhaweeyay‏

Daawo Wasiirka Aminga iyo Difaaca ee Khaatumo State oo si weyn London lagu soo dhaweeyay‏

Waxaan halkan idinku haayaa xaflad ay jaaliyada Khaatumo state u smameeyeen wasiirka amniga & difaaca ee maamulka khaatumo state of Somali isla markaana looga hadlaayay shir weynaha lagu wado in…

Qormada Af Soomaaliga

Daawo Sheekhaal iyo mowqifkeeda Kismaayo iyo maamulka Jubbooyinka

Daawo Sheekhaal iyo mowqifkeeda Kismaayo iyo maamulka Jubbooyinka…

WAR CULUS: Warbaahinta taageerta Shabaab oo Xaqiijisay Dilka Ibraahim Afgan iyo Macalin Burhaan Shaaciyeyna inay dileen Hogaanka Al-shabaab

WAR CULUS: Warbaahinta taageerta Shabaab oo Xaqiijisay Dilka Ibraahim Afgan iyo Macalin Burhaan Shaaciyeyna inay dileen Hogaanka Al-shabaab

Qaar kamid ah Warbaahinta Xarakada Al-Shabaab ayaa shaaciyay in la dilay Kuxigeenkii Amiirka Al-Shabaab Sheekh Ibraahim Xaaji Jaamac Miicaad (Ibrahin Afgan) sidoo kalana loo yaqaan Sheekh Abuubakar Al-Zaylici iyo sidoo…

Halista ku soo wajahan Soomaaliya.

Halista ku soo wajahan Soomaaliya.

Dalka Masar(Egypt) waxuu u badan yahay dhul saxaro ah,shacabkuna badankiis waxay dagan yihiin Wabiga daafihiisa oo ay u badan yihiin dad beeralay ah. Hadii Wabiga Niil Itoobiya(Ethiopia) xirto dhibaato badan…

Daawo sababta ay Al shabaab dadka u dilaan

Daawo:Wiil yar oo shaqeystay oo hadana loo shaqeeyo

Daawo:Midnimada Soomaaliyeed iyo fikradaaha kale-duwan ee Dr.Abdi Aden iyo Reer London.

Daawo:Midnimada Soomaaliyeed iyo fikradaaha kale-duwan ee Dr.Abdi Aden iyo Reer London.

Midnimada Soomaaliyeed iyo fikradaaha kale-duwan ee Reer London. Waxaa beryahaan dambe lagu mashquulsana ka hadalka maamul goboleedyo kala gedisan baa ugu horreyse maamul u sameynta Jubbaland. Maamul-u sameynta Jubba land…

Tacsi abwaan Dhodaan

DAAWO: Xil. M. Abdi Yusuf ” Saacid Farax iyo Xasan Shiikh midna ma leh aqoon dowladeed, xitaa maalin uma shaqeyn dowlad hadda ka hor”

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna hadda xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa si weyn u weeraray hoggaanka madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud iyo Ra’iisul wasaare Saacid Farax Garaad. Waxaana uu…

Daawo dood xiiso leh oo ku saabsan shirka dhawaan ka dhici doono London

Daawo dood xiiso leh oo ku saabsan shirka dhawaan ka dhici doono London

Dood xiiso badan ayuu dhawaan TVga Somsat ugu qabaty qaar kamid ah Somalida ka soo jeedo woqooyiga Somaliya & koonfurta Soomaaliya sida ay u arkaan shirka bisha naga soo food…

Xildhibaanadii ku sugnaa Kismaayo oo ku soo hungoobay hankoodi dibna ugu laabtay Muqdisho

Xildhibaanadii ku sugnaa Kismaayo oo ku hungoobay hankoodi dibna ugu laabtay Muqdisho Sabti, April 06, 2013 :- Waxaa maanta garoonka caalamiga ah ee magaalada Kismaayo ka dhoofay ku dhawaad ilaa…

Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Sheegay in Kismaayo La Haysto Soomaaliyana aysan Gacanta Ugu Jirin

Dhageyso: Xildhibaan ka Tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo Sheegay in Kismaayo La Haysto Soomaaliyana aysan Gacanta Ugu Jirin Posted on April 4, 2013 Xildhibaan C/qaadir Maxamed Aadan (San-dheere) ayaa sheegay in…

Daawo muuqaalka: Fanaaniinta kala ah, Nimco, Qoomaal, Fu’aad, Zaynab Cige oo ka baxay Soomaalinimadii,

Daawo muuqaalka: Fanaaniinta kala ah, Nimco, Qoomaal, Fu’aad, Zaynab Cige oo ka baxay Soomaalinimadii,

ani waa Fariin Suugaaneed Cali Seenyo oo ah Saxafi iyo Abwaan uga talagalay koonfurta Soomaaliya sida ku cad Eriyada Heestan oo ah sida :Gacaliyo xigaaloow somaliyey garo galaguurki maahee kala…

Akhriso + Daawo muuqaalka: Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay faah faahina ka bixiyay sababaha keenay fashilka Shirarkii Kismaayo

Akhriso + Daawo muuqaalka: Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho ku soo laabtay faah faahina ka bixiyay sababaha keenay fashilka Shirarkii Kismaayo

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon(Saacid) iyo wafdigii ballaarnaa ee uu hogaaminayay ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, waxa uuna warbaahinta uga…

War Culus: Madaxweynanha Maamulka Somaliland Siilaanyo oo Isagoo Qasban ku Wejahan Shirka London

War Culus: Madaxweynanha Maamulka Somaliland Siilaanyo oo Isagoo Qasban ku Wejahan Shirka London

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa intii uu xilka qabtay waxa siyaasada arrimaha dibedda ee Somaliland hareeyay tuhuno iyo turunturooyin siyaasadeed oo sawir ka muujinaya hab dhaqankiisa hogaan ee uu…

Daawo muuqaalka: Shir jaraid oo ay qabatay jaaliyadda beesha Fiqi Cumar

Daawo muuqaalka: Shir jaraid oo ay qabatay jaaliyadda beesha Fiqi Cumar

Shir jaraaid oo ay qabatay jaaliyadda beesha Fiqi Cumar ee ku dhaqan dalka UK ayaa ka dhacay magaalada London. Shirkaan jaraid oo u ka horreeyay shir ballaaran oo ay beeshu…

Waa maxay Damul-Jadiid, halkey salka ku hayaan, hadafkoodu-se maxuu yahay? W/Q Bishar Haji

Waa maxay Damul-Jadiid, halkey salka ku hayaan, hadafkoodu-se maxuu yahay? W/Q Bishar Haji

Waa maxay Damul-Jadiid, halkey salka ku hayaan, hadafkoodu-se maxuu yahay? Bishar Haji b.haji114@hotmail.com Maarso 22 2013 Akhristow intaanan u gelin ka hadalka Kooxda Damul-jadiid, waxaan jeclahay inaan si kooban u…

Maamulka Somaliland oo Ictiraaf Weeydiisatay Yuhuuda

Maamulka Somaliland oo Ictiraaf Weeydiisatay Yuhuuda

Wargeyska ugu weyn looguna akhris badanyahay dalka Israel ee Jeresulem Post ayaa boggooda hore shalay waxay ku qoreen dhambaal uu ku daabacay qoraa u dhashay Somaliland oo saldhigiisu yahay magaalada…

Muqdisho oo Dib u go’catay Qaraxyo iyo Dilal Qorsheysan(Warbixin kooban)

Muqdisho oo Dib u go’catay Qaraxyo iyo Dilal Qorsheysan(Warbixin kooban)

Magaalada Muqdisho oo Bilooyinkii tagay xoogaa ka nasatay Qaraxyadi iyo dilalki qorsheysanaa ayaa xilligan waxaa muuqaneysa in ay dib u bilowdeen Qaraxyadi loo geysanayay Xaruumaha dowladda iyo dilalka qorsheysan ee…

Warbixin Maamuka Hargaysa iyo Maamulka Garoowe oo Heshiis wada gaaray

Warbixin Maamuka Hargaysa iyo Maamulka Garoowe oo Heshiis wada gaaray

Waxaa weli magaalada Nairobi ee xarunta Kenya ka socda Kulan Gaar ah oo toddobadkanba socday kaasoo u dhexeeya masuliyiin ka socday maamulada la magac baxay Puntland iyo Somaliland,waxayna ku hishiyeen…

Daawo: muuqaalka: Guddiga farsamada shirka maamul u sameynta gobbolada Jubbooyinka iyo Gedo ayaa maanta shaaciyay in maalinta sabtida ah ee soo socota uu magaalada Kismaayo imaan doono Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Soomaaliya

Waxgaradka gacanta ku haya shirka maamul u samaynta gobolada Jubooyinka iyo Gedo ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa waxaa la sheegayaa in maanta shir ay isugu yimaadeen. Shirka ayaa waxa…